VIDEO + DOC. SIR AH – Qoor Qoor oo lasoo bandhigay Qalad Yaab leh uuku dhacay & Digniin Culus oo loo diray

Rugcadaad Siyaasadeed ee Kasoo Jeeda deegaanada Galmudug ahaana Xildhibaan hore oo dowlada dhexe ah Mudane Cabdulaahi Raage Xuseen oo lahadlay warbaahinta isagoo ku sugan magaalada jidda carigaasi Sucuudiga ayaa si adag u dhaliilay Mudane Axmed Cabdi kaariye Qoor qoor isagoo ku dhaliilay magacaabista Deegaanka Caabud waaq Gobol.

XIldhibaanka oo hadlayey ayaa sheegay in qoor qoor talaabadan sidii loo arki lahaa galmudug aan ka dambeyn isagoo xusay inuu uqaldami lahaa Ninkan, waxa uu intaasi ku daray Galmduug iney tahay deegaan balaaran balse deegaanadan gobolada loo magacaabay ineysan Jirin sabab loogu magacaabo maadaama aysan ku imaanin sharci , sidoo kalena dhacdo deegaano xadka ah oo qar kasta ka iman karto.

Warqadan ayuu soo bandhigay taasoo uuku muujinayo iney jiraan deegaano taariikhi ah oo kamudug in Gobolo laga dhigo

GOBOL GALMUDUG
GOBOL GALMUDUG

Hoos ka daawo muuqaalka Xildhibaan Raage