Skip to content

SAXAAFAD.COM

Wararkii ugu dambeeyey ee Dalka & Dibada

Author: Abdulkadir Mohamed

  • Home
  • Abdulkadir Mohamed
  • Page 10
Axmed Madoobe oo ayiday go’aan kasoo baxay DF
  • WARARKA MAANTA

Axmed Madoobe oo ayiday go’aan kasoo baxay DF

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 18, 2024
  • 0

Madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa ayiday go’aan horey uga soo baxay dowladda federaalka, kaas oo lagu mamnuucay bacaha halka mar la isticmaalo. Axmed Madoobe […]

Waa kuma madaxweyne ku-xigeenka cusub ee Kenya ee beddelaya Gachagua?
  • CAALAMKA

Waa kuma madaxweyne ku-xigeenka cusub ee Kenya ee beddelaya Gachagua?

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 18, 2024
  • 0

Baarlamaanka Kenya ayaa ugu dambeyn soo gaba-gabeeyay toddobaadyo mowjado siyaasadeed oo dalkaasi uu dhexda ka galay, kaas oo salka ku hayay khilaafka madaxweyne William Ruto […]

Booliiska Soomaaliya oo faahfaahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay Qarax Ismiidaamin ahaa oo ka dhacay Muqdisho
  • WARARKA MAANTA

Booliiska Soomaaliya oo faahfaahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay Qarax Ismiidaamin ahaa oo ka dhacay Muqdisho

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 18, 2024
  • 0

Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixiyay khasaaraha ka dhashay qarax ismiidaamin ahaa oo maanta ka dhacay barxadda […]

FBI-da Mareykanka oo xirtay nin u socday Daacishta Soomaaliya
  • WARARKA MAANTA

FBI-da Mareykanka oo xirtay nin u socday Daacishta Soomaaliya

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 18, 2024
  • 0

Nin degan gobolka Maryland ee dalka Mareykanka ayaa lagu soo oogay dacwad ah inuu isku dayay inuu taageero agab ah siiyo kooxda Daacish ee Soomaaliya, […]

Madaxweyne Xasan oo farriin la xiriirta doorashooyinka u diray shacabka
  • WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan oo farriin la xiriirta doorashooyinka u diray shacabka

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 17, 2024
  • 0

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo si weyn ugu dhagan qorshaha doorasho qof iyo cod ah ayaa farriin cusub u direy shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa […]

Ciidamada DF oo fashiliyay weerar qaraxyo ah oo lala damacsanaa Xudu
  • WARARKA MAANTA

Ciidamada DF oo fashiliyay weerar qaraxyo ah oo lala damacsanaa Xudu

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 17, 2024
  • 0

Wararka naga soo gaaraya gobolka Bakool ayaa sheegaya in saaka ciidamada Xoogga dalka, gaar ahaan guutada 9-aad qaybta 60-aad ay ka hortageen weerar culus oo […]

Farmaajo oo war xasaasi ah kasoo saaray fashilka ku yimid shirka GWQ
  • WARARKA MAANTA

Farmaajo oo war xasaasi ah kasoo saaray fashilka ku yimid shirka GWQ

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 17, 2024
  • 0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa war ka soo saaray shirka golaha wadatashiga qaranka, wuxuuna sheegay inuu fashilmay, isagoo arrintaan ku tilmaamay fashil […]

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si adag ooga hadlay qabyallada
  • WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si adag ooga hadlay qabyallada

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 16, 2024
  • 0

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay arrimo ku aadan qabiilka iyo calamada kala duwan ee gacmaha lagu sito, wuxuuna sheegay in arrintaasi laga […]

Shirweyne looga hadlayo qorshaha isbadalka oo ka furmaya Muqdisho
  • WARARKA MAANTA

Shirweyne looga hadlayo qorshaha isbadalka oo ka furmaya Muqdisho

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 16, 2024
  • 0

Wasiirka wasaaradda qorsheynta iyo horumarinta dhaqaalaha dowladda FS mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Beenebeene ayaa sheegay in maalinta barri ah uu Muqdisho ka furmayo shirweyne looga hadlayo […]

Masar oo Soomaaliya ka dhisaysa howlgalkeeda military ka hor bixitaanka ciidamada Itoobiya
  • WARARKA MAANTA

Masar oo Soomaaliya ka dhisaysa howlgalkeeda military ka hor bixitaanka ciidamada Itoobiya

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 16, 2024
  • 0

Masar ayaa lagusoo waramayaa inay dhiseyso howlgalkeeda milateri ee Soomaaliya ka hor inta aan la gaarin bisha December 31-da oo ku beegan in ciidamada Itoobiya […]

Posts navigation

Older posts
Newer posts
Copyright © [2024] [Saxaafad.com] Theme: Main News By Adore Themes.