Skip to content

SAXAAFAD.COM

Wararkii ugu dambeeyey ee Dalka & Dibada

Author: Abdulkadir Mohamed

  • Home
  • Abdulkadir Mohamed
  • Page 11
Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland oo Ganaaxay Xisbiyada Kulmiye iyo Waddani
  • WARARKA MAANTA

Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland oo Ganaaxay Xisbiyada Kulmiye iyo Waddani

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 16, 2024
  • 0

Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa xisbiyada Kulmiye iyo Waddani ku ganaaxay midkiiba 10 milyan oo Shillinka Somaliland ah, kadib ollole ay sameeyeen kahor bilowga ollolaha rasmiga […]

Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo la kulmay ku simaha Safiirka Suudaan
  • WARARKA MAANTA

Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo la kulmay ku simaha Safiirka Suudaan

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 15, 2024
  • 0

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa qaabbilay Mudane Ammar Axmed Babiker, Ku-simaha Safiirka Jamhuuriyadda Suudaan ee Soomaaliya.   Kulanka waxa diiradda lagu […]

Soomaaliya oo ka qayb-gashay shirka Baarlamaanada Adduunka
  • WARARKA MAANTA

Soomaaliya oo ka qayb-gashay shirka Baarlamaanada Adduunka

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 15, 2024
  • 0

Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka […]

Ra’iisul wasaare Xamza oo qaabilay wakiilka QM
  • WARARKA MAANTA

Ra’iisul wasaare Xamza oo qaabilay wakiilka QM

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 15, 2024
  • 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Sii hayaha Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada […]

Ciidanka dowladda oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay in ka badan 10 tuulo oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose
  • WARARKA MAANTA

Ciidanka dowladda oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay in ka badan 10 tuulo oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 15, 2024
  • 0

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, gaar ahaan guutada 14- Oktobar ayaa saakay howlgalo qorsheysan ka sameeyay inta u dhaxeysa magaalooyinka Shalaanbood iyo Janaale ee gobolka Shabeellaha […]

Soomaaliya oo deeq waxbarasho u fidineysa ardayda Suudaan
  • WARARKA MAANTA

Soomaaliya oo deeq waxbarasho u fidineysa ardayda Suudaan

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 15, 2024
  • 0

Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay tiro deeq waxbarasho ah oo ay siinayaan ardayda dalka Suudaan oo waxbarashadoodii ay meesha ka saareen dagaallada ka socda dalkaasi. Wasaaradda […]

Jeesow oo weeraray Xasan Sheekh: Badbaado Qaran 2 ayaa u diyaarsan
  • WARARKA MAANTA

Jeesow oo weeraray Xasan Sheekh: Badbaado Qaran 2 ayaa u diyaarsan

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 14, 2024
  • 0

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa weerar culus oo dhanka afka ah ku qaaday madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo […]

Wasiirka caafimaadka XFS oo shir muhiim ah ka furay Dooxa
  • WARARKA MAANTA

Wasiirka caafimaadka XFS oo shir muhiim ah ka furay Dooxa

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 14, 2024
  • 0

Wasiirka Caafimaadka XFS ahna Guddoomiyaha shirweynaha RC70 ayaa Magaalada Doha ee dalka Qatar ka furay kulanka RC71.   Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS ahna […]

Dagaal u dhaxeeya laba Maleeshiyo beeleed oo ka dhacay degmada Luuq
  • WARARKA MAANTA

Dagaal u dhaxeeya laba Maleeshiyo beeleed oo ka dhacay degmada Luuq

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 14, 2024
  • 0

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalka oo laba maleeshiyo beeleed Xalay ku dhexmaray gudaha magaalada Luuq ee gobolka Gedo. Dagaalka oo qarxay fiidnimadii hore […]

Xiisad colaadeed oo ka taagan degmada Badhan ee gobolka Sanaag
  • WARARKA MAANTA

Xiisad colaadeed oo ka taagan degmada Badhan ee gobolka Sanaag

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 14, 2024
  • 0

Iska hor imaad kooban ayaa saakay ka dhacay degmada Badhan ee gobolka Sanaag, halkaas oo ciidamada Puntland iyo maamulka Maakhir State ay ku isku horfadhiyeen […]

Posts navigation

Older posts
Newer posts
Copyright © [2024] [Saxaafad.com] Theme: Main News By Adore Themes.