Skip to content

SAXAAFAD.COM

Wararkii ugu dambeeyey ee Dalka & Dibada

Author: Abdulkadir Mohamed

  • Home
  • Abdulkadir Mohamed
  • Page 12
Dowladda Soomaaliya oo ka jawaabtay hanjabaad Itoobiya Ka soo yeertay
  • WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo ka jawaabtay hanjabaad Itoobiya Ka soo yeertay

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 13, 2024
  • 0

Soomaaliya ayaa si adag uga hadashay hanjabaadda Itoobiya ee ku aaddan muranka dublamaasiyadeed ee ka dhashay heshiiskii Addis Ababa iyo maamulka Somaliland. Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, […]

Xamza oo qaarka u saraan  in xilka laga qaado
  • WARARKA MAANTA

Xamza oo qaarka u saraan in xilka laga qaado

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 13, 2024
  • 0

Waxaa isasoo taraysa xog sheegeysa in la abaabulayo Mooshin ka dhan ah Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo xildhibaanada qaar ay rabaan inay xilka […]

Maxay ka wada-hadleen Axmed Madoobe iyo James Swan
  • WARARKA MAANTA

Maxay ka wada-hadleen Axmed Madoobe iyo James Swan

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 13, 2024
  • 0

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Aqalka Martida ee Magaalada Kismaayo ku qaabilay sii hayaha ergeyga gaar ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay […]

Nabadoon caan ahaa oo lagu dilay magaalada Baydhabo
  • WARARKA MAANTA

Nabadoon caan ahaa oo lagu dilay magaalada Baydhabo

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 13, 2024
  • 0

Kooxo bastoolado ku hubeysnaa ayaa Xalay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ku dilay Nabadoon Yacquub Xasan Xaaji oo ka mid ahaa nabadoonada sida weyn […]

Hay’adda Duulista oo diyaaradaha Droneska ka mamnuucday agagaarka garoonka Aadan Cadde
  • WARARKA MAANTA

Hay’adda Duulista oo diyaaradaha Droneska ka mamnuucday agagaarka garoonka Aadan Cadde

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 13, 2024
  • 0

Hay’adda Duulista Hawada Soomaaliya ayaa soo saartay awaamiir cusub oo lagu mamnuucayo in diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ay ka howlgalaan masaafo dhan 5-mayl-badeed ee garoonka […]

Raysal Wasaare ku xigeenka dalka oo ka horyimid xil ka xayuubintii lagu sameeyay
  • WARARKA MAANTA

Raysal Wasaare ku xigeenka dalka oo ka horyimid xil ka xayuubintii lagu sameeyay

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 13, 2024
  • 0

Raysal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa si adag uga horyimid talaabadii uu Shalay guddoomiyaha Aqalka sare uga xayuubiyay xubinimadii kursiga […]

Qaraxyo laga digay 48-ka saac ee socda
  • WARARKA MAANTA

Qaraxyo laga digay 48-ka saac ee socda

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 11, 2024
  • 0

Laamaha amniga Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa ka digay qaraxyo ka dhici kara magaalada oo ay fuliyaan kooxda Al-Shabaab 48-ka saac oo soo socda. Waxaa […]

Ciidamo gadoodsan oo qabsaday kontarolka waqooyiga Gaalkacyo
  • WARARKA MAANTA

Ciidamo gadoodsan oo qabsaday kontarolka waqooyiga Gaalkacyo

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 11, 2024
  • 0

Cutubyo ka tirsan ciidamada difaaca Puntland ayaa qabsaday kontaroolka waqooyiga magaalada Gaalkacyo, halkaas oo ay la wareegeen gacan ku haynteeda. Ciidamadani oo ku gaashaaman gaadiidka […]

Dowladda Soomaaliya oo soo saartay warbixin xasaasi ah
  • WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo soo saartay warbixin xasaasi ah

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 11, 2024
  • 0

1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Asmara wadahadal kula yeeshay Madaxweynaha Eritrea, Isaias Afwerki oo ay ka wadahadlayaan xoojinta xiriirka labada dal iyo arrimaha gobolka. […]

R/W Xamza oo xarigga ka jaray waddo laami ah
  • WARARKA MAANTA

R/W Xamza oo xarigga ka jaray waddo laami ah

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 11, 2024
  • 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray waddo cusub oo Laami ah, taas oo laga hirgeliyey Degmada Garasbaaley […]

Posts navigation

Older posts
Newer posts
Copyright © [2024] [Saxaafad.com] Theme: Main News By Adore Themes.