Skip to content

SAXAAFAD.COM

Wararkii ugu dambeeyey ee Dalka & Dibada

Author: Abdulkadir Mohamed

  • Home
  • Abdulkadir Mohamed
  • Page 13
Qaramada Midoobay oo loo gudbiyay Qaraar ku saabsan Soomaaliya
  • WARARKA MAANTA

Qaramada Midoobay oo loo gudbiyay Qaraar ku saabsan Soomaaliya

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 11, 2024
  • 0

Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay loo gudbiyay qaraar ku saabsan sidii Soomaaliya looga caawin lahaa dib u habeynta xuquuqul insaanka iyo dib u cusboonaysiinta […]

  • WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan oo booqday ciidamada cirka ee lagu tababarayo Eritrea

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 11, 2024
  • 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, intii uu ku guda jiray booqashadiisa dalka Eritrea, ayaa kormeeray xerada ay ku tababaranayaan Ciidamada Cirka Soomaaliyeed. […]

Soomaaliya oo soo dhaweysay yabooha Masar ee ah in ay ciidamadeeda kamid noqdaan howlgalka AUSSOM
  • WARARKA MAANTA

Soomaaliya oo soo dhaweysay yabooha Masar ee ah in ay ciidamadeeda kamid noqdaan howlgalka AUSSOM

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 11, 2024
  • 0

Soomaaliya ayaa sheegtay in Masar ay u yaboohday in ay ciidamo nabad ilaalin ah geyso dalkeeda, si ay isaga kaashadaan amniga. Madaxweynaha Masar Abdel Fattah […]

DF oo amar culus ku soo rogtay hay’adaha caalamiga ah ee dalka ka howlgala
  • WARARKA MAANTA

DF oo amar culus ku soo rogtay hay’adaha caalamiga ah ee dalka ka howlgala

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 10, 2024
  • 0

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac, ayaa ku amray hey’adaha caalamiga ah ee ka howlgala dalka inay shaqooyinka ay dalka ka fulinayaan ay waafajiyaan […]

Ciidamada Gorgor oo laga soo saaray gobolka Gedo iyo Sababta ka dambeysa
  • WARARKA MAANTA

Ciidamada Gorgor oo laga soo saaray gobolka Gedo iyo Sababta ka dambeysa

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 10, 2024
  • 0

Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in bilihii lasoo dhaafay ciidamada Gorgor si tartiib ah looga soo saaray deegaanadii ay kaga sugnaayeen gobolkaasi.   […]

Ciidanka dowladda oo howlgalo qorsheysan ka sameeyay gobolada Baay iyo Bakool
  • WARARKA MAANTA

Ciidanka dowladda oo howlgalo qorsheysan ka sameeyay gobolada Baay iyo Bakool

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 10, 2024
  • 0

Wararka naga soo gaaraya Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta ciidamada dowladda oo kaashanaya dadka deegaanka ay howlgallo ka fuliyeen gobollada Baay iyo Bakool […]

Xog: Soomaaliya, Masar iyo Eritrea oo dhisanaya isbaheysi saddex geesood ah
  • WARARKA MAANTA

Xog: Soomaaliya, Masar iyo Eritrea oo dhisanaya isbaheysi saddex geesood ah

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 10, 2024
  • 0

Madaxweynayaasha waddamada Soomaaliya, Eritrea iyo Masar ayaa wada-hadallo cusub oo xasaasi ah ay maanta uga bilaabanayaan gudaha magaalada Asmar, halkaas oo uu shalay gaaray madaxweyne […]

Ciidamada SSC iyo kuwa Somaliland oo ku dagaalamay deegaan hoostaga Buuhoodle
  • WARARKA MAANTA

Ciidamada SSC iyo kuwa Somaliland oo ku dagaalamay deegaan hoostaga Buuhoodle

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 10, 2024
  • 0

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal xalay ciidamada Soamliland iyo kuwa SSC-Khaatumo ku dhex-maray duleedka magaalada Buuhoodle ee gobolka Togdheer. Dagaalka […]

Xasan Sheekh oo Eritrea ku tegay safar ka duwan kuwii hore
  • WARARKA MAANTA

Xasan Sheekh oo Eritrea ku tegay safar ka duwan kuwii hore

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 10, 2024
  • 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea, halkaas oo ay uga billaabatay booqasho shaqo oo rasmi […]

Koonfur Afrika: 3 qof oo loo xiray dilka 18 ruux oo isku qoys ahaa
  • CAALAMKA

Koonfur Afrika: 3 qof oo loo xiray dilka 18 ruux oo isku qoys ahaa

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 8, 2024
  • 0

Booliiska dalka Koonfur Afrika ayaa saddex qof u xiray dilka 18 ruux oo isku qoys ahaa, kuwaas oo u badnaa haween. Wararka ayaa intaasi ku […]

Posts navigation

Older posts
Newer posts
Copyright © [2024] [Saxaafad.com] Theme: Main News By Adore Themes.