Skip to content

SAXAAFAD.COM

Wararkii ugu dambeeyey ee Dalka & Dibada

Author: Abdulkadir Mohamed

  • Home
  • Abdulkadir Mohamed
  • Page 14
Laftagareen oo bilaabay dadaallo uu isugu soo dhaweynayo Xasan Sheekh iyo Deni
  • WARARKA MAANTA

Laftagareen oo bilaabay dadaallo uu isugu soo dhaweynayo Xasan Sheekh iyo Deni

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 8, 2024
  • 0

Warar hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya in madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen uu bilaabay dadaallo lagu dhex-dhexaadinayo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Saciid Deni, […]

Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay gobolka Galagaduud
  • WARARKA MAANTA

Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay gobolka Galagaduud

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 8, 2024
  • 0

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgalo qorsheysan oo Xalay saqdii dhexe ciidanka Kumaandooska Danab ka fuliyeen deegaanka Gariile oo ka mid ah deegaanada hoostaga […]

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2025
  • WARARKA MAANTA

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2025

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 8, 2024
  • 0

Golaha Wasiiradda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa kulan deg deg ahaa oo ay Xalay yeesheen cod aqlabiyad leh ku meel mariyay miisaaniyada dowladda ee sanadka soo […]

Raysal Wasaaraha Soomaaliya oo ka warbixiyay halka uu maraayo Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka
  • WARARKA MAANTA

Raysal Wasaaraha Soomaaliya oo ka warbixiyay halka uu maraayo Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 8, 2024
  • 0

Raysal Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa faahfaahin ka bixiyay halka uu marayo shirka golaha Wadatashiga Qaranka ee maalmahii lasoo dhaafay ka socday […]

Axmed Madoobe oo ka tegaya Muqdisho, kuna sii jeeda Kismaayo
  • WARARKA MAANTA

Axmed Madoobe oo ka tegaya Muqdisho, kuna sii jeeda Kismaayo

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 7, 2024
  • 0

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam oo ku sugan Garoonka Aadan Cadde ayaa goor dhoow la filayaa in uu u duulo magaalada Kismaayo ee xarunta maamulkiisa. […]

Soomaaliya oo ku eedeysay Itoobiya in ay ka baxday howlihii loo igmaday
  • WARARKA MAANTA

Soomaaliya oo ku eedeysay Itoobiya in ay ka baxday howlihii loo igmaday

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 7, 2024
  • 0

Soomaaliya ayaa ku eedeysay Itoobiya in ay jabisay qodobbadii kasoo baxay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, isla markaana ay ku gudubtay howlihii loo igmaday ee […]

Madaxweyne Xasan Sheikh oo lagu eedeeyay inuu ku qasbayo dowlad goboleedyada muddo kordhin
  • WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheikh oo lagu eedeeyay inuu ku qasbayo dowlad goboleedyada muddo kordhin

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 7, 2024
  • 0

Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed, iyo xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishkuur ayaa si wadajir ah u soo saaray bayaan […]

Qaraxyo waaweyn oo khasaare gaystay oo laga maqlay koonfurta Beirut
  • CAALAMKA

Qaraxyo waaweyn oo khasaare gaystay oo laga maqlay koonfurta Beirut

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 6, 2024
  • 0

Militeriga Israa’iil ayaa duqaymo cusub ka gaystay koonfurta caasimadda Beirut ee dalka Lubnaan. Duqeymahan ayaa ku soo aadaya iyadoo militeriga Israa’iil ay soo saareen amarro […]

Jubaland oo eedeyn culus u jeedisay Villa Somalia
  • WARARKA MAANTA

Jubaland oo eedeyn culus u jeedisay Villa Somalia

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 6, 2024
  • 0

Maamulka Jubbaland ayaa ku eedeeyay Villa Somalia inay ka dambeyso dacaayado ka dhan ah madaxda qeybta ka ah shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee ka socda […]

Fahad Yaasiin oo Xamza ku amaanay dhaqan ka duwan siyaasiyiinta Soomaalida
  • WARARKA MAANTA

Fahad Yaasiin oo Xamza ku amaanay dhaqan ka duwan siyaasiyiinta Soomaalida

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 6, 2024
  • 0

Agaasimihii hore ee NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa sheegay in ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre uu leeyahay dhaqan ka duwan siyaasiyiinta Soomaalida. Fahad […]

Posts navigation

Older posts
Newer posts
Copyright © [2024] [Saxaafad.com] Theme: Main News By Adore Themes.