Skip to content

SAXAAFAD.COM

Wararkii ugu dambeeyey ee Dalka & Dibada

Author: Abdulkadir Mohamed

  • Home
  • Abdulkadir Mohamed
  • Page 15
Itoobiya: DF oo aan Muqdisho maamuli karin, lama dagaalami karto Itoobiya
  • WARARKA MAANTA

Itoobiya: DF oo aan Muqdisho maamuli karin, lama dagaalami karto Itoobiya

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 6, 2024
  • 0

General Birhanu Jula, taliyaha Ciidamada militeriga Itoobiya ayaa markale u gefay dowladda Soomaaliya, oo ku tilmaamay mid dafiic ah, oo xitaa aysan maamuli karin magaaladda […]

Wasiir Fiqi oo si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka Aadan Cadde
  • WARARKA MAANTA

Wasiir Fiqi oo si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka Aadan Cadde

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 6, 2024
  • 0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta Dalka dib ugu soo laabtay.   Wasiirka […]

Ciidanka Boolis Milataaro & kuwa NISA oo howlgal ka sameeyay duleedka Muqdisho
  • WARARKA MAANTA

Ciidanka Boolis Milataaro & kuwa NISA oo howlgal ka sameeyay duleedka Muqdisho

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 6, 2024
  • 0

Ciidamada Boolis Milataaro iyo kuwa Nabad-sugidda Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgallo culus oo amni xaqiijin ah waxa ay ka sameeyeen deegaanka Jasiira ee duleedka […]

Mahad Salaad oo la kulmay guddiga dhismaha dekadda Hobyo
  • WARARKA MAANTA

Mahad Salaad oo la kulmay guddiga dhismaha dekadda Hobyo

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 6, 2024
  • 0

Musharraxa madaxweynaha Galmudug, Mahad Salaad, ayaa la kulmay guddiga gacanta ku haya dhismaha dekadda Hobyo.   Kulankan ayaa looga hadlay horumarka iyo dadaallada lagu xoojinayo […]

Israa’iil oo duqeymo ay dad ku dishay ka gaysatay Beirut, Qaza iyo Daanta Galbeed
  • CAALAMKA

Israa’iil oo duqeymo ay dad ku dishay ka gaysatay Beirut, Qaza iyo Daanta Galbeed

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 4, 2024
  • 0

Waxaa xalay qaraxyo xooggan laga maqlay magaalada Beirut ee caasimadda dalka Lubnaan, iyadoo militeriga Israa’iil ay halkaasi duqeymo culus ka gaysteen. Wasaaradda caafimaadka ee Lubnaan […]

Hay’adda SoDMA oo gaadiid sida gargaar u dirtay degmada Afgooye
  • WARARKA MAANTA

Hay’adda SoDMA oo gaadiid sida gargaar u dirtay degmada Afgooye

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 4, 2024
  • 0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa gaadiid wada shixnad gargaar ah waxa ay u dirtay magaalada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose.   Gaadiidkaan ayaa […]

Wasiir Fiqi oo khudbad xasaasi ah ka jeediyay shirka Golaha Ammaanka ee QM
  • WARARKA MAANTA

Wasiir Fiqi oo khudbad xasaasi ah ka jeediyay shirka Golaha Ammaanka ee QM

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 4, 2024
  • 0

Wasiirka Arrimaha Dibadda Fiqi ayaa khudbad ka jeediyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, isaga oo u mahadceliyay hoggaanka Switzerland ammaanna u jeediyay Danjire Sania Strasi […]

Xisbiga Himilo Qaran oo ka digay in muddo kordhin loo sameeyo madaxda dowlad goboleedyada dalka
  • WARARKA MAANTA

Xisbiga Himilo Qaran oo ka digay in muddo kordhin loo sameeyo madaxda dowlad goboleedyada dalka

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 4, 2024
  • 0

Shir deg deg ahaa oo ay ku yeesheen magaalada Muqdisho xubnaha Xisbiga Himilo Qaran ee uu hogaamiyo madaxweynahii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed […]

Madaxweyne Biixi oo ka jawaabay silsilad suuggaaneedii ay Xidigaha Geesku ku dhaliileen xukunkiisa
  • WARARKA MAANTA

Madaxweyne Biixi oo ka jawaabay silsilad suuggaaneedii ay Xidigaha Geesku ku dhaliileen xukunkiisa

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 4, 2024
  • 0

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi, ayaa sheegay in Xidigaha Geesku ay ku jees jeeseen askar xabsi u galay difaaca qaranimada Somaliland. Biixi oo Jaamacada Hargaysa kula […]

Soomaaliya oo Mareykanka Shir uga qeyb gashay
  • WARARKA MAANTA

Soomaaliya oo Mareykanka Shir uga qeyb gashay

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 4, 2024
  • 0

Magaalada Washington ee dalka Mareykanka waxaa todobaadkaan ka dhacay shir looga hadlaayay arrimaha amaanka Soomaaliya, kaasoo u dhaxeeyay Soomaaliya iyo kooxda la isku yirahdo QUINT […]

Posts navigation

Older posts
Newer posts
Copyright © [2024] [Saxaafad.com] Theme: Main News By Adore Themes.