Skip to content

SAXAAFAD.COM

Wararkii ugu dambeeyey ee Dalka & Dibada

Author: Abdulkadir Mohamed

  • Home
  • Abdulkadir Mohamed
  • Page 16
Ciidanka xoogga dalka oo howlgalo sifeyn ah ka wada xadka ay wadaagaan gobolada Baay iyo Gedo
  • WARARKA MAANTA

Ciidanka xoogga dalka oo howlgalo sifeyn ah ka wada xadka ay wadaagaan gobolada Baay iyo Gedo

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 3, 2024
  • 0

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab ka wada saacadahii lasoo dhaafay dhulka howdka ah ee ku yaala xadka ay wadaagaan […]

Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka oo Maanta ka hadlaya arrimaha Doorashooyinka, Amniga iyo Siyaasadda
  • WARARKA MAANTA

Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka oo Maanta ka hadlaya arrimaha Doorashooyinka, Amniga iyo Siyaasadda

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 3, 2024
  • 0

Shirka golaha wadatashiga Qaranka ee u dhaxeeya madaxda dowladda Fedaraalka, kuwa dowlad goboleedyada dalka iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta galaya maalintii labaad. Shirkaan oo […]

Puntland: Go’aamada kasoo baxa shirka Golaha Wadatashiga Qaran nama saameyn doonaan
  • WARARKA MAANTA

Puntland: Go’aamada kasoo baxa shirka Golaha Wadatashiga Qaran nama saameyn doonaan

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 3, 2024
  • 0

Dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegay in go’aamada kasoo baxa shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho ka socda uusan wax saamayn ah ku yeelan doonin dhankooda. […]

Siciid Deni oo maanta ku wajahan Magaalada Boosaaso iyo ujeedka Safarkiisa
  • WARARKA MAANTA

Siciid Deni oo maanta ku wajahan Magaalada Boosaaso iyo ujeedka Safarkiisa

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 2, 2024
  • 0

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo Arbaco ah ku sii jeeda magaalada Boosaaso, taas oo ah xarunta gobolka Bari. Sida ay sheegeen Ilo […]

Madaxweynaha Iiraan oo ka hadlay weerarkii xalay ay ku qaadeen Israa’iil
  • CAALAMKA

Madaxweynaha Iiraan oo ka hadlay weerarkii xalay ay ku qaadeen Israa’iil

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 2, 2024
  • 0

Madaxweynaha dalka Iiraan Massoud Pezeshkian, ayaa difaacay weerarkii xalay ay ilaalada Islaamiga ee kacanka waddankaasi ee IRGC ku qaadeen Israa’iil. Waxaa uu Israa’iil uga digay […]

  • Uncategorized

Shirweynaha maalgashiga beeraha oo galay maalintii labaad

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 2, 2024
  • 0

Waxaa maalintii labaad si rasmi ah u bilaawday Shirka Caalamiga ah ee Maalgashiga Beeraha, kaasoo diiradda lagu saarayo fursadaha maalgashi ee ka jira dhanka beeraha […]

Soomaaliya iyo Qatar oo mashruuc muhiim ah ka daah-furay Muqdisho
  • WARARKA MAANTA

Soomaaliya iyo Qatar oo mashruuc muhiim ah ka daah-furay Muqdisho

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 2, 2024
  • 0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle, Wasiir dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Md. Saadaad Caliyow iyo Safiirka dalka Qatar u jooga Soomaaliya Dr […]

Taliyaha cusub ee Booliska Soomaaliya oo maanta xilka la wareegay
  • WARARKA MAANTA

Taliyaha cusub ee Booliska Soomaaliya oo maanta xilka la wareegay

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 2, 2024
  • 0

Taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cabdullaahi Cusmaan (Diyaano) ayaa maanta si rasmi ah xilka ugala wareegay taliyihii hore ee Booliska Sulub […]

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ciidamo kala soo degay Muqdisho
  • WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ciidamo kala soo degay Muqdisho

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 2, 2024
  • 0

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa lagu soo dhoweyey Garoonka Diyaaradaha Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho.   Laftagareen […]

Soomaaliya oo cambaareysey weerarkii Khartoum ee lagu bartilmaameedsaday safiirka Imaaraadka Carabta
  • WARARKA MAANTA

Soomaaliya oo cambaareysey weerarkii Khartoum ee lagu bartilmaameedsaday safiirka Imaaraadka Carabta

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 2, 2024
  • 0

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii ka dhacay magaalada Khartoum ee lagu bartilmaameedsaday hoyga safiirka Imaaraadka Carabta […]

Posts navigation

Older posts
Newer posts
Copyright © [2024] [Saxaafad.com] Theme: Main News By Adore Themes.