Skip to content

SAXAAFAD.COM

Wararkii ugu dambeeyey ee Dalka & Dibada

Author: Abdulkadir Mohamed

  • Home
  • Abdulkadir Mohamed
  • Page 17
Asad Diyaano oo kulankii u horreeyay la qaatay safiirka Sweden
  • WARARKA MAANTA

Asad Diyaano oo kulankii u horreeyay la qaatay safiirka Sweden

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 1, 2024
  • 0

Taliyaha cusub ee ciidanka booliska Soomaaliyeed Sarreeye-guuto Asad Cusmaan Cabdullahi ayaa kulan la qaatay Danjiraha dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya mudane Amb. Joachim Waern. Taliyaha […]

Qoor Qoor oo soo gaaray Muqdisho iyo xogta shirka golaha wadatashiga qaran
  • WARARKA MAANTA

Qoor Qoor oo soo gaaray Muqdisho iyo xogta shirka golaha wadatashiga qaran

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 1, 2024
  • 0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, isagoo ka yimid Dhuusamareeb, si shirka golaha wadatashiga qaranka uu uga qeybgalo. Madaxweyne […]

Mooshin ka dhan ah wasiir Fiqi oo la karkaarinaayo
  • WARARKA MAANTA

Mooshin ka dhan ah wasiir Fiqi oo la karkaarinaayo

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 1, 2024
  • 0

Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka keenay mooshin dib u eegis loogu sameeynayo xilka wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee Soomaliya, Axmed Macalin Fiqi, sida […]

Israa’iil oo weerar dhulka ah ku qaadday Lubnaan
  • CAALAMKA

Israa’iil oo weerar dhulka ah ku qaadday Lubnaan

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 1, 2024
  • 0

Ciidamada milateriga Israa’iil ayaa sheegay in ay billaabeen howlgal xaddidan oo dhulka ah oo ka dhan ah bartilmaameedyada ururka Xisbullah ee koonfurta dalka Lubnaan. Bayaan […]

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo shir caalami ah uga qayb-galay Mareykanka
  • WARARKA MAANTA

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo shir caalami ah uga qayb-galay Mareykanka

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 1, 2024
  • 0

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa guddoomiyay Shirka Wasiirrada Isbahaysiga Caalamiga ah ee la-dagaalanka ISIS oo ka dhacay magaalada Washington DC.   Shirka oo […]

Puntland oo isku diyaarinaysa inay duullaan ku qaado kooxda Daacish ee ku sugan gobolka Bari
  • WARARKA MAANTA

Puntland oo isku diyaarinaysa inay duullaan ku qaado kooxda Daacish ee ku sugan gobolka Bari

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 1, 2024
  • 0

Maamulka Puntland ayaa qorsheynaya howlgallo culus oo looga hortagayo kooxda Daacish, oo si xawli ah isugu ballaarinaysa deegaanada gobolka Bari. War rasmi ah oo laga […]

Jabuuti oo Itoobiya ka sugaysa Jawaab la xidhiidha dekedii ay ugu deeqday
  • WARARKA MAANTA

Jabuuti oo Itoobiya ka sugaysa Jawaab la xidhiidha dekedii ay ugu deeqday

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 1, 2024
  • 0

Dowlada Jabuuti ayaa sheegtay in ay wali Itoobiya ka sugayso in ay kasoo jawaabto dalabkii ay Itoobiya ku siisay dekeda Tojorah ee waqooyiga dalkaas. Wasiirka […]

Israa’ill oo duqeymo aan kala joogsi lahayn kawada Lubnaan xilli halkaasi baroordiiq looga dhawaaqay
  • CAALAMKA

Israa’ill oo duqeymo aan kala joogsi lahayn kawada Lubnaan xilli halkaasi baroordiiq looga dhawaaqay

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 30, 2024
  • 0

Waxaa lagu soo warramayaa in diyaaradaha dagaalka ee ciidamada militeriga Israa’iil ay sii wadaan duqeymaha aan kala joogsiga lahayn ay ka gaysanayaan dalka Lubnaan. 24-kii […]

Xiisad horleh oo kasoo cusboonaatay Putland
  • WARARKA MAANTA

Xiisad horleh oo kasoo cusboonaatay Putland

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 30, 2024
  • 0

Wararka naga soo gaaraya gobolka Nugaal ayaa sheegaya in haatan xiisad culus ay kasoo cusboonaatay magaalada Burtinle ee gobolkaasi, taas oo ka dhalatay dil ay […]

Abdel Fattah el-Sisi: Soomaaliya kuma taageerno xiisadda kala dhaxaysa Itoobiya darteed
  • WARARKA MAANTA

Abdel Fattah el-Sisi: Soomaaliya kuma taageerno xiisadda kala dhaxaysa Itoobiya darteed

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 30, 2024
  • 0

Madaxweynaha dalka Masar Cabdulfataax Al-siisi oo Axaddii shalay ka hadlayay xaflad ay ku qalin jabinayeen dufcad cusub oo dhammeysay akadeemiyada Booliska ayaa soo hadal qaaday […]

Posts navigation

Older posts
Newer posts
Copyright © [2024] [Saxaafad.com] Theme: Main News By Adore Themes.