Skip to content

SAXAAFAD.COM

Wararkii ugu dambeeyey ee Dalka & Dibada

Author: Abdulkadir Mohamed

  • Home
  • Abdulkadir Mohamed
  • Page 18
Dowladda Jabuuti oo war kasoo saartay xaaladda madaxweyne Geelle
  • WARARKA MAANTA

Dowladda Jabuuti oo war kasoo saartay xaaladda madaxweyne Geelle

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 30, 2024
  • 0

Saacadihii lasoo dhaafay waxaa baraha bulshada hadal hayn weyn ka dhalisay xaaladda caafimaad ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, waxaana baraha bulshada lagu faafiyey […]

Heshiisiinta Madaxweyne Xasan iyo Deni oo bilaabmaay
  • WARARKA MAANTA

Heshiisiinta Madaxweyne Xasan iyo Deni oo bilaabmaay

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 30, 2024
  • 0

Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa lagu wadaa inuu ka qabsoomo Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo dhowr jeer oo hore baaqday, sababo la xiriira khilaafka […]

Faahfaahino kasoo baxaya dagaal Xalay ka dhacay magaalada Muqdisho
  • WARARKA MAANTA

Faahfaahino kasoo baxaya dagaal Xalay ka dhacay magaalada Muqdisho

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 28, 2024
  • 0

Warar dheeraad ah ayaa kusoo baxaya weerar qaraxyo ku bilaawday oo Xalay xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab ku qaaday degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho. Qaar […]

Ciidanka Puntland oo gacanta kusoo dhigay nin loo haysto burcadbadeednimo
  • WARARKA MAANTA

Ciidanka Puntland oo gacanta kusoo dhigay nin loo haysto burcadbadeednimo

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 27, 2024
  • 0

Hawlgal ay si wadajir ah ufuliyeen Ciidanka Booliska Puntland gaar ahaan Saldhiga Degmada Eyl ee Gobolka Nugaal iyo Ciidanka PMPF ayaa saaka aroor nimadii gacnta […]

Madaxweynaha Masar: Soomaaliya waa xubin muhiim ah oo Ka tirsan Jaamacadda Carabta, cidna uma habjabi karto
  • WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Masar: Soomaaliya waa xubin muhiim ah oo Ka tirsan Jaamacadda Carabta, cidna uma habjabi karto

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 27, 2024
  • 0

Madaxweynaha Masar Cabdulfatah Siisii ayaa mar kale xaqiijiyay in Soomaaliya ay tahay xubin muhiim ah oo ka tirsan Ururka Jaamacadda Carabta. Madaxweyne Siisii ayaa carrabka […]

Dowlada Soomaaliya oo shaacisay in ayna Itoobiya markale miiska wadahalada la fariisan doonin
  • WARARKA MAANTA

Dowlada Soomaaliya oo shaacisay in ayna Itoobiya markale miiska wadahalada la fariisan doonin

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 27, 2024
  • 0

Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay in aysan jirin rajo muuqata oo ku aaddan wada-hadallo fool ka fool ah oo dhexmara Soomaaliya iyo […]

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo madax kala duwan kula kulmey Maraykanka
  • WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo madax kala duwan kula kulmey Maraykanka

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 27, 2024
  • 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, oo ku sugan madasha kalfadhiga 78-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ee ka dhacaya New York, […]

Muwaadiniinta Qatar oo loo ogolaaday inay visa la’aa soo galaan Mareykanka
  • CAALAMKA

Muwaadiniinta Qatar oo loo ogolaaday inay visa la’aa soo galaan Mareykanka

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 26, 2024
  • 0

Dowladda Mareykanka ayaa Talaadadii sheegtay in muwaadiniinta Qatar ay hadda kadib ay Mareykanka soo geli karaan visa la’aan, taasi oo dalkan ku yaalla Khaliijka ka […]

R/W Xamza oo saddex qodob kala hadlay Mareykanka
  • WARARKA MAANTA

R/W Xamza oo saddex qodob kala hadlay Mareykanka

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 26, 2024
  • 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa waxaa UU magaalada New York kulan kula yeeshay, Molly Phee, Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda […]

Madaxweynaha JFS oo xilal u magacaabay mas’uuliyiin kasoo jeeda Puntland
  • WARARKA MAANTA

Madaxweynaha JFS oo xilal u magacaabay mas’uuliyiin kasoo jeeda Puntland

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 26, 2024
  • 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magacaabay Labo La-Taliye Sare oo kaalin weyn ka qaadan doona hirgelinta qorsheyaasha muhiimka ah ee dowladnimada, […]

Posts navigation

Older posts
Newer posts
Copyright © [2024] [Saxaafad.com] Theme: Main News By Adore Themes.