Skip to content

SAXAAFAD.COM

Wararkii ugu dambeeyey ee Dalka & Dibada

Author: Abdulkadir Mohamed

  • Home
  • Abdulkadir Mohamed
  • Page 19
Sulub oo xilka laga qaaday, loona magacaabay xil kale
  • WARARKA MAANTA

Sulub oo xilka laga qaaday, loona magacaabay xil kale

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 26, 2024
  • 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa taliyihii ciidanka Booliiska Soomaaliya, sarreeye Gaas Sulub Axmed Firin u magacaabay wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo […]

Israa’iil oo ku dhawaad 500 oo qof ku dishay dalka Lubnaan
  • CAALAMKA

Israa’iil oo ku dhawaad 500 oo qof ku dishay dalka Lubnaan

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 24, 2024
  • 0

Ugu yaraan 492 qof ayaa dhinteen halka 1,645 ruux oo kale ku dhaawacmeen weerarro ay ciidamada militeriga Israa’iil ka gaysteen dalka Lubnaan, sida ay sheegtay […]

SSC oo digniin adag u dirtay maamulka Puntland
  • WARARKA MAANTA

SSC oo digniin adag u dirtay maamulka Puntland

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 24, 2024
  • 0

Maamulka ku meel gaarka ah ee SSC Khaatumo ayaa si kulul uga horyimid talaabo uu qaaday maamulka Puntland. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta maamulka SSC Khaatumo Najiib […]

Deni: Waxaan diyaar u nahay inaan meel fagaare ah kuwada hadalno annaga iyo dowladda Federaalka
  • WARARKA MAANTA

Deni: Waxaan diyaar u nahay inaan meel fagaare ah kuwada hadalno annaga iyo dowladda Federaalka

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 24, 2024
  • 0

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inay diyaar u yihiin wada hadal ay la galaan dowladda Federaalka Soomaaliya, si loo xalliyo khilaafka taagan. […]

Wasiir Fiqi oo la kulmay wasiirada arrimaha dibadda Eritrea iyo Masar
  • WARARKA MAANTA

Wasiir Fiqi oo la kulmay wasiirada arrimaha dibadda Eritrea iyo Masar

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 24, 2024
  • 0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa magaalada New York kulan kula qaatay wasiirrada arrimaha dibadda dalalka Masar iyo […]

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo la kulmay mas’uuliyiin ka tirsan Imaaraadka Carabta
  • WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo la kulmay mas’uuliyiin ka tirsan Imaaraadka Carabta

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 24, 2024
  • 0

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Imaaraatka Carabta, […]

Soomaaliya iyo Kuwait oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
  • WARARKA MAANTA

Soomaaliya iyo Kuwait oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 24, 2024
  • 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamsa Cabdi Barre ayaa xarunta Qaramada Midoobay ee New York kulan kula yeeshay Amiirka leh dhaxalka dalka Kuwait, […]

Masar oo hub culus kasoo dajisay dekedda Muqdisho iyo DF oo la wareegtay
  • WARARKA MAANTA

Masar oo hub culus kasoo dajisay dekedda Muqdisho iyo DF oo la wareegtay

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 23, 2024
  • 0

Ilo Xog-ogaal ah oo ku sugan Dekadda Muqdisho ayaa Shabelle u sheegay xalay in Dowladda Soomaaliya ay la soo degtay hub culus, kadib markii Markab […]

Guddoomiye Shuute oo digniin u diray dadka ka ganacsada hubka iyo kuwa guryaha ku haysta
  • WARARKA MAANTA

Guddoomiye Shuute oo digniin u diray dadka ka ganacsada hubka iyo kuwa guryaha ku haysta

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 23, 2024
  • 0

Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada kowaad ee ciidamada qalabka sida Xasan Cali Nuur Shuute ayaa digniin adag kasoo soo saaray haysashada, isticmaalka iyo iibinta hubka ee magaalada […]

Masar oo muwaadiniinteeda ugu baaqday inay Somaliland uga baxaan si degdeg ah
  • WARARKA MAANTA

Masar oo muwaadiniinteeda ugu baaqday inay Somaliland uga baxaan si degdeg ah

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 23, 2024
  • 0

Masar ayaa soo saartay wargalin degdeg ah oo ku aaddan dhammaan muwaadiniinta Masar ee ku sugan Somaliland inay si degdeg ah uga baxaan halkaas iyadoo […]

Posts navigation

Older posts
Newer posts
Copyright © [2024] [Saxaafad.com] Theme: Main News By Adore Themes.