Skip to content

SAXAAFAD.COM

Wararkii ugu dambeeyey ee Dalka & Dibada

Author: Abdulkadir Mohamed

  • Home
  • Abdulkadir Mohamed
  • Page 2
Maamulka gobol Banaadir oo bilaabay diyaar garow ku aadan doorashooyinka
  • WARARKA MAANTA

Maamulka gobol Banaadir oo bilaabay diyaar garow ku aadan doorashooyinka

  • Abdulkadir Mohamed
  • November 18, 2024
  • 0

Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa daahfuray Tababar la xariira Horumarinta Caasimadda iyo u diyaar garowga doorshooyinka iyo […]

Howlgalka ATMIS oo sheegay inuu guul kasoo dhamaaday wajigiii saddexaad ee dhimista tirada ciidamada ATMIS
  • WARARKA MAANTA

Howlgalka ATMIS oo sheegay inuu guul kasoo dhamaaday wajigiii saddexaad ee dhimista tirada ciidamada ATMIS

  • Abdulkadir Mohamed
  • November 18, 2024
  • 0

Hawlgalka Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa soo gabagabeeyey wejigii saddexaad ee dhimista ciidamada ATMIS, taasoo ay ku sheegeeen mid […]

DF oo beenisay inay xirtay Facebook-yada dadka caanka ee hawada laga saaray
  • WARARKA MAANTA

DF oo beenisay inay xirtay Facebook-yada dadka caanka ee hawada laga saaray

  • Abdulkadir Mohamed
  • November 14, 2024
  • 0

Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo la hadlay Warbaahinta ayaa beeniyay in DFS ay ku lug leedahay Facebook-yo ay leeyhiin […]

eedeysanayaal loo heysto fulinta dil ka dhacay Muqdisho
  • WARARKA MAANTA

eedeysanayaal loo heysto fulinta dil ka dhacay Muqdisho

  • Abdulkadir Mohamed
  • November 14, 2024
  • 0

Hay’adda NISA ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay laba eedeysane oo loo haysto inay ka dambeeyeen dil saddex ganacsato ah dhawaan loogu gaystay degmada […]

BFS oo guda galay doodda dhismaha guddiga madaxa-bannaan ee doorashada
  • WARARKA MAANTA

BFS oo guda galay doodda dhismaha guddiga madaxa-bannaan ee doorashada

  • Abdulkadir Mohamed
  • November 14, 2024
  • 0

Xildhibaannada labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta leh fadhi lagu gudagalayo doodaha Akhrinta 2-aad ee Hindisaha Xeerka Dhismaha Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka […]

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo ka qayb galay Shirweynaha COP29
  • WARARKA MAANTA

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo ka qayb galay Shirweynaha COP29

  • Abdulkadir Mohamed
  • November 12, 2024
  • 0

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Salah Ahmed Jama, ayaa hoggaaminaya wafdiga heer sare ah ee Soomaaliya uga qayb galaya Shirweynaha Caalamiga ah ee […]

Howlgal lagu dilay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo ka dhacay Galgaduud
  • WARARKA MAANTA

Howlgal lagu dilay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo ka dhacay Galgaduud

  • Abdulkadir Mohamed
  • November 12, 2024
  • 0

Hay’adda NISA oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa ka hadashay howlgal khasaare lagu gaarsiiyay Al-Shabaab oo ka dhacay agagaarka degmada Galcad ee gobolka Galgaduud.   NISA […]

Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay doorashada Somaliland
  • WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay doorashada Somaliland

  • Abdulkadir Mohamed
  • November 12, 2024
  • 0

Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha ee dowladda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay doorashada Somaliland ee beri dhaceysa.   Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa marka […]

Kenya ee dhex-dhexaadinaya DF iyo Jubbaland
  • WARARKA MAANTA

Kenya ee dhex-dhexaadinaya DF iyo Jubbaland

  • Abdulkadir Mohamed
  • November 12, 2024
  • 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ku qaabilay hoygiisa wafdi ka socda dowladda Kenya kaas oo horay u tegay […]

DF oo Axmed Madoobe uga digtay in uu qabsado doorasho aan qof iyo cod aheyn
  • WARARKA MAANTA

DF oo Axmed Madoobe uga digtay in uu qabsado doorasho aan qof iyo cod aheyn

  • Abdulkadir Mohamed
  • November 10, 2024
  • 0

Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha DFS ayaa lagu sheegay in aysan waxba ka jirin guddigii doorasho ee uu xalay magacaabay madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe […]

Posts navigation

Older posts
Newer posts
Copyright © [2024] [Saxaafad.com] Theme: Main News By Adore Themes.