Skip to content

SAXAAFAD.COM

Wararkii ugu dambeeyey ee Dalka & Dibada

Author: Abdulkadir Mohamed

  • Home
  • Abdulkadir Mohamed
  • Page 20
Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday saldhig ku yaalla duleedka Balcad
  • WARARKA MAANTA

Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday saldhig ku yaalla duleedka Balcad

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 21, 2024
  • 0

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha la dhashay weerar ay maanta Al-Shabaab ku qaadeen inta u dhexeysa degmooyinka Balcad iyo Jowhar ee gobolka Shabeelaha […]

Thabit oo u jawaabay Madaxweyne Xasan Sheekh
  • WARARKA MAANTA

Thabit oo u jawaabay Madaxweyne Xasan Sheekh

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 21, 2024
  • 0

Guddoomiyihii hore ee maamulka gobolka Banaadir, ahna duqii magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa u jawaabay madaxweyne Xasan Sheekh oo shalay […]

Deni: “Soomaaliya yaan dib loogu ceelin Caarta”.
  • WARARKA MAANTA

Deni: “Soomaaliya yaan dib loogu ceelin Caarta”.

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 21, 2024
  • 0

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni oo maanta khudbad xasaasi ah ka jeediyay magaalada Garoowe ayaa baaq culus u jeediyay dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka. […]

Madaxweyne Xasan Sheikh oo ka digay hubka sharci darrada ah ee dalka lagu haysto
  • WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheikh oo ka digay hubka sharci darrada ah ee dalka lagu haysto

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 21, 2024
  • 0

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa digniin adag ka soo saaray ka ganacsiga hubka sharci darrada ah , isagoo hoosta ka xariiqay in dowladdu ay […]

Kooxo Hubeysan oo Qof shacab ah ku dilay degmada Afgooye
  • WARARKA MAANTA

Kooxo Hubeysan oo Qof shacab ah ku dilay degmada Afgooye

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 19, 2024
  • 0

Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose aaa sheegaya in kooxo hubeysan xalay ay ku dileen nin shacab ah oo ka mid ahaa dadka […]

Wasiir Fiqi oo ka qayb-galay furitaanka Golaha Safiirrada Jaamacadda Carabta
  • WARARKA MAANTA

Wasiir Fiqi oo ka qayb-galay furitaanka Golaha Safiirrada Jaamacadda Carabta

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 19, 2024
  • 0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee XFS Danjire Axmed Macalin Fiqi ayaa ka qayb galay munaasabadda furitaanka Golaha Safiirrada Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya, oo […]

Soomaaliya oo shir caalami ah kaga qayb-galeyso dalka Jordan
  • WARARKA MAANTA

Soomaaliya oo shir caalami ah kaga qayb-galeyso dalka Jordan

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 19, 2024
  • 0

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dr. Maryan Maxamed Xuseen iyo wafdi ay hoggaaminayso ayaa dalka Jordan kaga qaybgalay shir sanadle ah oo ay […]

Yuusuf Garaad oo codsaday in tallaabo laga qaado ninkii shacabka Bakool ku tilmaamay carruur Itoobiyaan ah
  • WARARKA MAANTA

Yuusuf Garaad oo codsaday in tallaabo laga qaado ninkii shacabka Bakool ku tilmaamay carruur Itoobiyaan ah

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 19, 2024
  • 0

Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya danjire Yuusuf Garaad ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya inay tallaabo ka qaado agaasimaha gaadiidka iyo duulista Soomaaliya, oo Dhawaan […]

Golaha wasiirada oo ansixiyay safiiro cusub
  • WARARKA MAANTA

Golaha wasiirada oo ansixiyay safiiro cusub

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 19, 2024
  • 0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa kulan isugu yimid, ayaa lagu ansixiyey soo-jeedinta Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Xiriirka Caalamiga ah ee magacaabista labo […]

236 qof oo ku dhintay duufaanta Yagi ee Myanmar
  • CAALAMKA

236 qof oo ku dhintay duufaanta Yagi ee Myanmar

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 17, 2024
  • 0

Ugu yaraan 236 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen duufaanta xooggan ee Yagi iyo daadadka saameeyay gobollo badan oo ka tirsan dalka Myanmar. […]

Posts navigation

Older posts
Newer posts
Copyright © [2024] [Saxaafad.com] Theme: Main News By Adore Themes.