Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Ceydiid Dirir oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa weerar afka ah ku qaaday Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud waxaana […]
Author: Abdulkadir Mohamed
Jubaland oo wadatashi ugu yeertay Xildhibaanada labada aqal ee laga soo doorto Jubaland
Warqad kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed islaam Axmed Madoobe ayaa waxaa kulan wadatashi laiskugu yeeray Xildhibaanada Labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya […]
Cabdi Nageeye oo ku guuleystay tartanka Orodka ee New York Marathon
Cabdi Nageeye oo ah Orodyahan asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya haatan matela dalka Netherlands ayaa ku guuleystay tartanka Orodka Ragga New York Marathon oo ka […]
ATMIS oo cambaareysay weerar madaafiic ah oo lagu qaaday xerada Xalane
Taliska ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS ayaa si kulul u cambaareeyay weerar madaafiicda ah oo shalay aroortii lagu weeraray xerada Xalane ee magaalada Muqdisho. War […]
Islow oo si lama filaan ah uga hadlay qorshaha Villa Soomaaliya
Wasiirkii hore ee amniga gudaha Soomaaliya, haddana ah xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Mudane Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa si lama […]
DF Soomaaliya oo qorsheynaysa in ay Safaarada Itoobiya ka rarto Villa Soomaaliya
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo la hadlay warbaahinta ayaa ka hadlay xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya, isagoo si adag uga hadlay goobta ay […]
Madaxweynaha maamulka HirShabelle oo magacaabay wasiiro cusub
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa magacaabay Wasiir ku-xigeeno kuwaas oo kala ah:- 1. Liibaan Cabdiraxmaan Cali, Wasiir ku-xigeenka Wasaarrada […]
Shariif Sheekh Axmed oo weerar afka ah ku qaaday madaxweyne Xasan Sheekh
Madaxweynahii hore ee Soomaaliya shariif Sheekh Axmed ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay galinkii dambe ee Shalay si adag ugu dhaliilay madaxweynaha dowladda Fedaraalka Xasan […]
Golaha Wasiirada oo ansixiyay heshiisyo lala soo galay Shiinaha iyo Qatar
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey heshiis is-afgarad ah oo u dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo Shiinaha, kaas […]