Hay’adda lacagta adduunka ee IMF ayaa soo saartay warbixinteeda ku aadan hannaanka dib u eegista 4-aad wajigiisa 2-aad, kadib shirar ay yeesheen IMF iyo dowladda […]
Author: Abdulkadir Mohamed
Dowladda Soomaaliya oo si rasmi ah ugu biirtay Golaha Dhowrista Xogta
Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu biirtay Golaha Dhowrista Xogta (Global Privacy Assembly) oo ah gole la aas aasay sanadkii 1978-dii, islamarkaama ay ku […]
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cumar Cali Cabdi ayaa Safiirka dowladda Turkiga u jooga Soomaaliya kala wareegay afar doomo oo loogu tala galay ciidamada Badda Soomaaliya. Munaasabadda doomahan ay kula wareegtay Soomaaliya oo ka dhacday Dekada weyn ee magaalada Muqdisho waxaa ka qeyb galay Taliyaha ciidanka xoogga dalka, Taliye ku xigeenka ciidanka Dhulka, Taliyaha ciidanka Badda, iyo saraakiil kale. Afarta doomood ee Turkiga ku wareejiyay Soomaaliya ayaa la tilmaamay in noocoodu yahay kuwa aad u dheereeya oo loo adeegsan doono sugitaanka amniga xeebaha Soomaaliya. Safiirka Turkiga u jooga Soomaaliya oo hadal ka jeediyay munaasabada ayaa tilmaamay in doomahaan ay gacan ka geysan doonaan xoojinta amaanka xeebaha Soomaaliya, isagoo xusay in taageerada Turkiga ay sii kordhayso tan iyo wixii ka dambeeyay sanadkii 2011. Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Cumar Cali Cabdi ayaa u mahadceliyay dowladda Turkiga, wuxuuna sheegay in doomahaan ay wax weyn ka tari doonaan dagaalka lagula jiro kooxaha halista ku ah amniga badda Soomaaliya. Ugu dambeyntii Wasiir Cumar Cali ayaa ugu baaqay dadka Soomaaliyeed iney ka faa’iidaystaan khayraadka badan ee dhex yaala xeebaha dalka Soomaaliya.
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cumar Cali Cabdi ayaa Safiirka dowladda Turkiga u jooga Soomaaliya kala wareegay afar doomo oo loogu tala galay […]
Falcelin xoggaan oo ka dhalatay tallaabada ay qaadeen Golaha Wadatashiga
Falcelin aan caadi ahayn iyo hadal-heyn ayaa ka dhalatay go’aannada kasoo baxay shirka golaha wadatasiha qaranka oo lagu go’aamiyay muddo kororsi hal sano ah, si […]
Farmajo oo war ka soo saaray muddo kororsiga dhacay iyo qorshaha Xasan
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa soo saaray qoraal uu kaga soo horjeedo go’aanka muddo kororsiga ah ee ka soo baxay shirka golaha […]
Jubbaland oo ka hortimid go’aanadii laga soo saaray Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka
Maamulka goboleedka Jubbaland ayaa si adag uga horyimid qodobadii kasoo baxay shirka golaha wadatashiga Qaranka ee Xalay lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho. Warsaxafadeed kasoo baxay […]
Golaha Ammaanka oo muddo kordhin u samaynaya howlgalka QM ee Soomaaliya
Dowladaha Golaha amaanka oo 15 xubnood ka kooban ayaa Maanta shir gaar ah ka yeelanaya howlgalka QM ee Soomaaliya oo waqtigiisa dhamaanayo bishan, xili dalka […]
Madaxweynaha JFS oo farriin culus u diray Saciid Deni iyo Axmed Madoobe
Munaasabadda xalay ka qabsoomtay Madaxtooyadda taas oo madaxweynaha qaranku ku maamuusay Xildhibaanada laba aqal ayaa waxaa ka qeyb-galay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse […]
Guddoomiye Madaale oo shirweyne muhiim ah ka daah-furay Muqdisho
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah-furay Shirweynaha 5-aad ee Hogaanka iyo Hal-abuurka dhalinyarada, kaasi oo loogu hadlaayo […]
Xamza oo xarigga ka jaray xarunta xaaladaha deg-degga ah
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Md. Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xarigga ka jaray Xarunta Daryeelka Dhaawacyada iyo Xaaladaha Deg-degga ah oo loogu tala […]