Skip to content

SAXAAFAD.COM

Wararkii ugu dambeeyey ee Dalka & Dibada

Author: Abdulkadir Mohamed

  • Home
  • Abdulkadir Mohamed
  • Page 6
Faahfaahino kasoo baxaya qarax ka dhacay Baledweyne
  • WARARKA MAANTA

Faahfaahino kasoo baxaya qarax ka dhacay Baledweyne

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 29, 2024
  • 0

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax geystay dhimasho iyo dhaawac dad shacab ah oo u badnaa dhalinyaro, kaasoo ka dhacay xaafada […]

Mw Biixi oo Ka Hadlay Sababta Keentay Burburka Shirkii Jabuuti ee Somaliland iyo Soomaaliya
  • WARARKA MAANTA

Mw Biixi oo Ka Hadlay Sababta Keentay Burburka Shirkii Jabuuti ee Somaliland iyo Soomaaliya

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 29, 2024
  • 0

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in shirkii ay Jabuuti kula yeesheen Soomaaliya uu dhicisoobay, kadib markii ay dowlada Soomaaliya ka maarantay oo ay […]

Shirkadaha Maraykanka oo fursad u haysta sahminta iyo soo saarista tamarta Soomaaliya
  • Uncategorized

Shirkadaha Maraykanka oo fursad u haysta sahminta iyo soo saarista tamarta Soomaaliya

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 29, 2024
  • 0

Dadaallada sahaminta dhul badeedka uu Turkigu ka wado Soomaaliya ayaa fursado cusub u furi kara shirkadaha Maraykanka ee shatiga ku haysta gobolka, sidaas waxa yidhi […]

Wasiir Fiqi oo la kulmay dhiggiisa dalka Boqortooyada Sacuudiga
  • WARARKA MAANTA

Wasiir Fiqi oo la kulmay dhiggiisa dalka Boqortooyada Sacuudiga

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 28, 2024
  • 0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Axmed Macalin Fiqi, ayaa magaalada Riyaad ee Dalka Sacuudiga kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Amiir […]

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo kulamo ka wada Washington
  • WARARKA MAANTA

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo kulamo ka wada Washington

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 28, 2024
  • 0

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa Magaalada Washington DC ee Dalka Mareykanka kulan muhiim ah waxa uu kula yeeshay 𝐍𝐒𝐞π₯𝐬 π€π§π§πžπ§ oo […]

Aadan Madoobe oo u hambalyeeyay guddoomiyaha cusub baarlamaanka Carabta
  • WARARKA MAANTA

Aadan Madoobe oo u hambalyeeyay guddoomiyaha cusub baarlamaanka Carabta

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 28, 2024
  • 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Ururka Baarlamaanka Carabta Mudane Maxamed Alymaaxi. […]

Xiisadaha Soomaaliya iyo Itoobiya oo dib u dhac ku keenay dhameystirka howlgalka ATMIS
  • WARARKA MAANTA

Xiisadaha Soomaaliya iyo Itoobiya oo dib u dhac ku keenay dhameystirka howlgalka ATMIS

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 28, 2024
  • 0

Soomaaliya ayaa wajahaysa hubanti la’aan ku saabsan mustaqbalka howlgalka nabad-ilaalinta ee Midowga Afrika (ATMIS), kaas oo hadda ku guda jira wejigii ugu dambeeyay ee u […]

DF Soomaaliya oo cambaareysay weerarkii ay Israel ku qaaday Iran
  • WARARKA MAANTA

DF Soomaaliya oo cambaareysay weerarkii ay Israel ku qaaday Iran

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 27, 2024
  • 0

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo bayaan culus soo saartay ayaa caddeysay mowqifkeeda ku aadan xiisadda dagaal ee ka dhex-qaraxday Israel iyo Iran.   Soomaaliya ayaa si […]

Deni oo la kulmay xildhibaanada Puntlna dku metala dowladda Soomaaliya
  • WARARKA MAANTA

Deni oo la kulmay xildhibaanada Puntlna dku metala dowladda Soomaaliya

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 27, 2024
  • 0

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka maamulkaas Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa xalay Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Xildhibaanada Puntland ku metela labada […]

Xamza oo xilka u kala wareejiyay wasiirkii hore ee hawlaha guud iyo wasiirka cusub
  • WARARKA MAANTA

Xamza oo xilka u kala wareejiyay wasiirkii hore ee hawlaha guud iyo wasiirka cusub

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 27, 2024
  • 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u Dhiska & Guriyeyta, […]

Posts navigation

Older posts
Newer posts
Copyright Β© [2024] [Saxaafad.com] Theme: Main News By Adore Themes.