Skip to content

SAXAAFAD.COM

Wararkii ugu dambeeyey ee Dalka & Dibada

Author: Abdulkadir Mohamed

  • Home
  • Abdulkadir Mohamed
  • Page 7
Shirka golaha wadatashiga qaranka oo dib uga furmay Muqdisho
  • WARARKA MAANTA

Shirka golaha wadatashiga qaranka oo dib uga furmay Muqdisho

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 27, 2024
  • 0

Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa maanta dib uga furmay xarunta Madaxtooyada Qaranka Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho.   Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu shir gudoominayo […]

Xiisad dagaal oo maanta ka taagan deegaanka Yaaqbariweyne ee gobolka Shabeellaha Hoose
  • WARARKA MAANTA

Xiisad dagaal oo maanta ka taagan deegaanka Yaaqbariweyne ee gobolka Shabeellaha Hoose

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 27, 2024
  • 0

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in xiisad dagaal ay maanta ka jirto deegaanka Yaaqbariweyne ee gobolkaas. Ilo ku sugan deegaanka Yaaqbariweyne ayaa […]

Wasiirka Batroolka Soomaaliya: Deni wuxuu doonayay in shirkad isagu keensaday ay sahmin ka sameyso Puntland waana ka diidnay
  • WARARKA MAANTA

Wasiirka Batroolka Soomaaliya: Deni wuxuu doonayay in shirkad isagu keensaday ay sahmin ka sameyso Puntland waana ka diidnay

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 27, 2024
  • 0

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta ee dowladda Federaalka Soomaaliya, xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ku eedeeyay inuu hor istaagay in sahmin shidaal […]

Howlgalka Midowga Yurub ee xeebaha Soomaaliya oo ka digay weerar ay qorshaynayan Burcad badeedda Soomaalida
  • WARARKA MAANTA

Howlgalka Midowga Yurub ee xeebaha Soomaaliya oo ka digay weerar ay qorshaynayan Burcad badeedda Soomaalida

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 25, 2024
  • 0

Howlgalka Midowga Yurub ee ilaalada xeebaha (EUNAVFOR) ayaa sheegay in koox cusub oo looga shakisan yahay burcad badeednimo ay ka baxeen xeebaha Soomaaliya, taasoo muujineysa […]

Markabka shidaalka baarista ee Turkiga oo soo gaaray xeebaha Soomaaliya
  • WARARKA MAANTA

Markabka shidaalka baarista ee Turkiga oo soo gaaray xeebaha Soomaaliya

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 25, 2024
  • 0

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ah ee Turkiga Alparslan Bayraktar ayaa maanta oo Jimco ah ku dhawaaqay in markabka Oruc Reis ee Turkiga uu soo […]

Wasiir Fartaag oo taageerada hay’adaha amniga dowladda kala hadlay Ingiriiska
  • WARARKA MAANTA

Wasiir Fartaag oo taageerada hay’adaha amniga dowladda kala hadlay Ingiriiska

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 25, 2024
  • 0

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta kulan la yeeshay Danjiraha Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Mudane Michael Nithavrianakis. […]

Madaxweyne Laftagareen oo kala diray garsoorayaasha Gobolka Sh/Hoose
  • WARARKA MAANTA

Madaxweyne Laftagareen oo kala diray garsoorayaasha Gobolka Sh/Hoose

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 25, 2024
  • 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kala diray Dhammaan Garsoorayaasha ka howlgala Gobolka Shabeelaha Hoose ee maamulka Dowlad Goboledkaasi.   […]

Jabuuti oo walaac ka muujisay tallaabooyin uu qaaday madaxweyne Xasan
  • WARARKA MAANTA

Jabuuti oo walaac ka muujisay tallaabooyin uu qaaday madaxweyne Xasan

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 24, 2024
  • 0

Ilo-wareedyo ku dhow Villa Somalia iyo dowladda Jabuuti ayaa xaqiijiyay in cabasho weyn loo gudbiyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud kadib kulan uu la yeeshay […]

Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo ansixiyay heshiis dhexmaray Soomaaliya iyo Tanzania
  • WARARKA MAANTA

Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo ansixiyay heshiis dhexmaray Soomaaliya iyo Tanzania

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 24, 2024
  • 0

Golaha Wasiiradda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa Xalay kulan ay ku yeesheen xaruntooda magaalada Muqdisho ku ansixiyay heshiis is afgarad oo dhexmaray Soomaaliya iyo Tanzania. Kulanka […]

Wafdi ka socda Turkiga oo horudhac u ah markabka sahminta shidaalka oo lagusoo dhoweeyay magaalada Muqdisho
  • WARARKA MAANTA

Wafdi ka socda Turkiga oo horudhac u ah markabka sahminta shidaalka oo lagusoo dhoweeyay magaalada Muqdisho

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 24, 2024
  • 0

Wasiirka Batroolka iyo Macanta xukuumadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay wasiir Ku-xigeenka Gaashaandhigga ee dalka Turkiga, Musa Heybet, iyo wafdi horudhac u ah Markabka […]

Posts navigation

Older posts
Newer posts
Copyright © [2024] [Saxaafad.com] Theme: Main News By Adore Themes.