Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qorsheyneysa qaadista howlgal milatari oo ka dhan ah Al-Shabaabka ku sugan gobolka Shabeelaha Dhexe. Howlgalkan ayaa ku wajahan sidii la’isugu furi […]
Author: Abdulkadir Mohamed
DF oo dalka dib ugu soo celisay muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xayirnaa Yemen
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Yemen ayaa ku guulaysatay in dalka dib loogu soo celiyo qaxooti Soomaaliyeed oo muddo ku xanibnaa dalkaas, Kuwaas oo kasoo ambabaxay […]
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa kusoo bandhigtay magaalada Muqdisho sadax xubnood oo ka tirsan kooxda Al-shabaab oo ku howlana falal lidi ku ah amaanka Muqdisho. Sadaxdaan nin oo la sheegay iney ahayeen shabakad isku xiran ayaa ciidanka NISA gacanta kusoo dhigeen iyaga iyo hubkii ay wateen, laba Mooto Bajaaj iyo hal Mooto Fekon oo la tilmaamay iney ku baxsan jireen marka ay fal amni daro geystaan. War qoraal ah oo kasoo baxay hay’adda NISA ayaa lagu sheegay in ragaan qaarkood horay loo qabtay, iyadoo lagu tuhmayo falalka haatan lagu soo qabtay, islamarkaana sidoo kale ay jiraan xubno ka tirsan shabakadaan lasoo qabtay oo weli baxsad ah, kuwaas oo ciidamada amaanka ay ku raad joogaan sidii loo qaban lahaa. Shakabadaan NISA ay gacanta kusoo dhigtay ayaa kusoo aadaya, iyadoo maalmihii lasoo dhaafay uu ahaa amniga Muqdisho mid sii xumaanayay, kadib dilal loo geysanayay ganacsatada iyo qaraxyo ka dhacay qeyba ka mid ah Muqdisho.
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa kusoo bandhigtay magaalada Muqdisho sadax xubnood oo ka tirsan kooxda Al-shabaab oo ku howlana falal lidi […]
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa Xalay gaaray dalka Jabuuti, waxaana halkaas si diiran ugu soo dhaweeyay wafdiga Madaxweynaha Raysal Wasaaraha dalka Jabuuti Cabdulqaadir Kaamil Maxamed iyo xubno ka tirsan Xukuumadda dalkaas. Saacadaha soo socda ee maanta ayaa la filaya in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu kulan kula qaato madaxtooyada dalkaas Jabuuti dhigiisa Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Labada madaxweye ayaa ka wada hadli doono xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee walaalnimo ee ka dhaxeeya labada dowladood ee Soomaaliya iyo Jabuuti, gaar ahaan iskaashiga iyo arrimaha ahmiyada u leh labada dal. Safarka Madaxweyne Xasan Sheekh uu ka tagay dalka Jabuuti ayaa qeyb ka ah safaro shaqo oo uu madaxweynaha ku marayo dalalka bahwadaagta la ah Soomaaliya ee gobolka ku yaala, gaar ahaan kuwa ay ciidamadoodu qeybta ka yihiin howlgalka ATMIS. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa labadii maalin ee lasoo dhafay safaro kusoo maray dalalka Uganda iyo Burundi oo ciidamo ka joogaan soomaaliya, kuwaas oo uu lasoo galay heshiisyo is afgarad oo aan si rasmi ah qaarkood loola wadaagin warbaahinta
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa Xalay gaaray dalka Jabuuti, waxaana halkaas si diiran ugu soo dhaweeyay wafdiga Madaxweynaha […]
Sarkaal ka tirsanaa ciidamada dowladda oo lagu dilay Muqdisho
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dil maanta Muqdisho loogu gaystay sarkaal sare oo ka tirsanaa ciidamada dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa booliska. Marxuumka oo […]
Taliyaha ciidamada Booliska oo sameeyay kormeer amni
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S/Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi, ayaa kormeer shaqo ku sameeyay qaar ka mid ah saldhigyada Boliiska ee ku yaala gobolka Banaadir. Kormeerka […]
Dagaal beeleed khasaare geystay oo ka dhacay degmada Luuq ee gobolka Gedo
wararka ka imaanaya degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in aroornimadii hore ee saakay uu halkaasi ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeeyay laba […]
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan kula qaatay magaalada Bujumbura dhigiisa dalka Burundi
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Bujumbura ee Caasimadda dalka Burundi halkaas oo uu kulan kulan qaatay dhigiisa dalkaas Évariste […]
Israel oo sheegtay inay dishay Yaxye Sinwar
Israel ayaa sheegtay in ciidamadeedu ay Marinka Qaza ku dileen hogaamiyihii Xamaas Yahya Sinwar oo dhowaan beddelay hoggamiyihii hore Ismaaciil Haniyah. Ma jiro wax hadal […]
Itoobiya oo kumanaan askari soo gelisay Soomaaliya
Itoobiya ayaa kumanaan askari oo dheeraad ah soo gelisay Soomaaliya, ayada oo aysan ka war hayn dowladda federaalka Soomaaliya, sida uu qoray wargeyska The National […]