Skip to content

SAXAAFAD.COM

Wararkii ugu dambeeyey ee Dalka & Dibada

Category: CAALAMKA

  • Home
  • CAALAMKA
DAAWO:- Xildhibaan Cabdulaahi Raage oo weerar kuqaaday Mucaaradka & aragtida heshiiskii Turkiga
  • BREAKING NEWS
  • CAALAMKA
  • FALANQEYN
  • WARARKA MAANTA

DAAWO:- Xildhibaan Cabdulaahi Raage oo weerar kuqaaday Mucaaradka & aragtida heshiiskii Turkiga

  • Abdulkadir Mohamed
  • December 19, 2024
  • 0

Xildhibaan Hore mudane Cabdulaahi Raage Xuseen oo kasoo jeeda deegaanada Galmudug haatanna ku sugan dalka Boqortooyada sucuudiga waxaana shir jaraa’id uu halkaasi ku qabtay waxa […]

Maxad ka taqaana Madaxweynaha dib loo doortay ee Maraykanka
  • CAALAMKA

Maxad ka taqaana Madaxweynaha dib loo doortay ee Maraykanka

  • Abdulkadir Mohamed
  • November 7, 2024
  • 0

Donald Trump waxa uu hadda ka hor ku faanay “inuu waxa uu doono sameyn karo,” taasi oo qeexday ololihiisii koowaad ee doorashadii uu ku guuleystay […]

Israel oo sheegtay inay dishay Yaxye Sinwar
  • CAALAMKA

Israel oo sheegtay inay dishay Yaxye Sinwar

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 18, 2024
  • 0

Israel ayaa sheegtay in ciidamadeedu ay Marinka Qaza ku dileen hogaamiyihii Xamaas Yahya Sinwar oo dhowaan beddelay hoggamiyihii hore Ismaaciil Haniyah. Ma jiro wax hadal […]

Waa kuma madaxweyne ku-xigeenka cusub ee Kenya ee beddelaya Gachagua?
  • CAALAMKA

Waa kuma madaxweyne ku-xigeenka cusub ee Kenya ee beddelaya Gachagua?

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 18, 2024
  • 0

Baarlamaanka Kenya ayaa ugu dambeyn soo gaba-gabeeyay toddobaadyo mowjado siyaasadeed oo dalkaasi uu dhexda ka galay, kaas oo salka ku hayay khilaafka madaxweyne William Ruto […]

Koonfur Afrika: 3 qof oo loo xiray dilka 18 ruux oo isku qoys ahaa
  • CAALAMKA

Koonfur Afrika: 3 qof oo loo xiray dilka 18 ruux oo isku qoys ahaa

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 8, 2024
  • 0

Booliiska dalka Koonfur Afrika ayaa saddex qof u xiray dilka 18 ruux oo isku qoys ahaa, kuwaas oo u badnaa haween. Wararka ayaa intaasi ku […]

Qaraxyo waaweyn oo khasaare gaystay oo laga maqlay koonfurta Beirut
  • CAALAMKA

Qaraxyo waaweyn oo khasaare gaystay oo laga maqlay koonfurta Beirut

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 6, 2024
  • 0

Militeriga Israa’iil ayaa duqaymo cusub ka gaystay koonfurta caasimadda Beirut ee dalka Lubnaan. Duqeymahan ayaa ku soo aadaya iyadoo militeriga Israa’iil ay soo saareen amarro […]

Israa’iil oo duqeymo ay dad ku dishay ka gaysatay Beirut, Qaza iyo Daanta Galbeed
  • CAALAMKA

Israa’iil oo duqeymo ay dad ku dishay ka gaysatay Beirut, Qaza iyo Daanta Galbeed

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 4, 2024
  • 0

Waxaa xalay qaraxyo xooggan laga maqlay magaalada Beirut ee caasimadda dalka Lubnaan, iyadoo militeriga Israa’iil ay halkaasi duqeymo culus ka gaysteen. Wasaaradda caafimaadka ee Lubnaan […]

Madaxweynaha Iiraan oo ka hadlay weerarkii xalay ay ku qaadeen Israa’iil
  • CAALAMKA

Madaxweynaha Iiraan oo ka hadlay weerarkii xalay ay ku qaadeen Israa’iil

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 2, 2024
  • 0

Madaxweynaha dalka Iiraan Massoud Pezeshkian, ayaa difaacay weerarkii xalay ay ilaalada Islaamiga ee kacanka waddankaasi ee IRGC ku qaadeen Israa’iil. Waxaa uu Israa’iil uga digay […]

Israa’iil oo weerar dhulka ah ku qaadday Lubnaan
  • CAALAMKA

Israa’iil oo weerar dhulka ah ku qaadday Lubnaan

  • Abdulkadir Mohamed
  • October 1, 2024
  • 0

Ciidamada milateriga Israa’iil ayaa sheegay in ay billaabeen howlgal xaddidan oo dhulka ah oo ka dhan ah bartilmaameedyada ururka Xisbullah ee koonfurta dalka Lubnaan. Bayaan […]

Israa’ill oo duqeymo aan kala joogsi lahayn kawada Lubnaan xilli halkaasi baroordiiq looga dhawaaqay
  • CAALAMKA

Israa’ill oo duqeymo aan kala joogsi lahayn kawada Lubnaan xilli halkaasi baroordiiq looga dhawaaqay

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 30, 2024
  • 0

Waxaa lagu soo warramayaa in diyaaradaha dagaalka ee ciidamada militeriga Israa’iil ay sii wadaan duqeymaha aan kala joogsiga lahayn ay ka gaysanayaan dalka Lubnaan. 24-kii […]

Posts navigation

Older posts
Copyright © [2024] [Saxaafad.com] Theme: Main News By Adore Themes.