Skip to content

SAXAAFAD.COM

Wararkii ugu dambeeyey ee Dalka & Dibada

Category: CAALAMKA

  • Home
  • CAALAMKA
  • Page 2
Muwaadiniinta Qatar oo loo ogolaaday inay visa la’aa soo galaan Mareykanka
  • CAALAMKA

Muwaadiniinta Qatar oo loo ogolaaday inay visa la’aa soo galaan Mareykanka

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 26, 2024
  • 0

Dowladda Mareykanka ayaa Talaadadii sheegtay in muwaadiniinta Qatar ay hadda kadib ay Mareykanka soo geli karaan visa la’aan, taasi oo dalkan ku yaalla Khaliijka ka […]

Israa’iil oo ku dhawaad 500 oo qof ku dishay dalka Lubnaan
  • CAALAMKA

Israa’iil oo ku dhawaad 500 oo qof ku dishay dalka Lubnaan

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 24, 2024
  • 0

Ugu yaraan 492 qof ayaa dhinteen halka 1,645 ruux oo kale ku dhaawacmeen weerarro ay ciidamada militeriga Israa’iil ka gaysteen dalka Lubnaan, sida ay sheegtay […]

236 qof oo ku dhintay duufaanta Yagi ee Myanmar
  • CAALAMKA

236 qof oo ku dhintay duufaanta Yagi ee Myanmar

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 17, 2024
  • 0

Ugu yaraan 236 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen duufaanta xooggan ee Yagi iyo daadadka saameeyay gobollo badan oo ka tirsan dalka Myanmar. […]

Faahfaahin laga helay iskuday dil oo lala beegsaday Donlad Trump
  • CAALAMKA

Faahfaahin laga helay iskuday dil oo lala beegsaday Donlad Trump

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 16, 2024
  • 0

Laanta dambi baarista dalka Maraykanka ee FBI-da ayaa sheegtay in ay billowday baaritaan ku aadan iskuday kale oo lagu dili rabay gelinkii dambe ee shalay […]

Trump oo shaaciyaay inuunan ka qayb geli doonin dood kale oo madaxweyne
  • CAALAMKA

Trump oo shaaciyaay inuunan ka qayb geli doonin dood kale oo madaxweyne

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 13, 2024
  • 0

Madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump ayaa shaaciyay inuunan ka qayb geli doonin dood saddexaad oo loo qabanaya musharraxiinta u tartamaya hoggaanka ugu sarreeya ee […]

4 qof oo lagu dilay Daanta Galbeed
  • CAALAMKA

4 qof oo lagu dilay Daanta Galbeed

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 12, 2024
  • 0

Ugu yaraan 4 ruux ayaa lagu dilay Daanta Galbeed ee la haysto ee dalka Falastiin. Tani ayaa timid ka dib markii ay halkaasi weerarro ka […]

Iiraan oo ballan qaadday in ay ka falcelin doonto xayiraadda reer galbeedka
  • CAALAMKA

Iiraan oo ballan qaadday in ay ka falcelin doonto xayiraadda reer galbeedka

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 11, 2024
  • 0

Dowladda dalka Iiraan ayaa cambaareysay eedeyn ay u jeediyeen waddamada reer galbeedka oo ah in ay gantaallada riddada gaaban siisay Ruushka si uu ugu adeegsado […]

Ruushka iyo Shiinaha oo si wadajir ah u sameyn doono dhoollotus
  • CAALAMKA

Ruushka iyo Shiinaha oo si wadajir ah u sameyn doono dhoollotus

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 10, 2024
  • 0

Wasaaradda difaaca qaran ee Shiinaha ayaa shaacisay in laga billaabo bishan ay iyadoo kaashanaysa Ruushka sameyn doonaan dhoollotus dhanka hawada iyo badda ah. Wasaaradda ayaa […]

Ra’iisul Wasaaraha Lebanon oo cambaareeyay weerar ay Israa’iil fulisay
  • CAALAMKA

Ra’iisul Wasaaraha Lebanon oo cambaareeyay weerar ay Israa’iil fulisay

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 8, 2024
  • 0

Ra’iisul Wasaaraha dalka Lebanon Najib Mikati ayaa si kulul u cambaareeyay weerar ay Israa’iil ka gaysatay Koonfurta waddankaasi. Waxaa falkaasi lagu dilay saddex ka mid […]

9 qof oo ku dhintay duufaanta Yagi ee dalka Vietnam
  • CAALAMKA

9 qof oo ku dhintay duufaanta Yagi ee dalka Vietnam

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 8, 2024
  • 0

Waxaa la xaqiijiyay dhimashada 9 ruux ka dib markii duufaanta xooggan ee Yagi ay ku dhufatay dalka Vietnam. Wararka ayaa intaasi ku daraya in duufaantu […]

Posts navigation

Older posts
Newer posts
Copyright © [2024] [Saxaafad.com] Theme: Main News By Adore Themes.