Skip to content

SAXAAFAD.COM

Wararkii ugu dambeeyey ee Dalka & Dibada

Category: CAALAMKA

  • Home
  • CAALAMKA
  • Page 3
tiro ka badan hal milyan oo qof oo ku gaajeysan Qaza
  • CAALAMKA

tiro ka badan hal milyan oo qof oo ku gaajeysan Qaza

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 6, 2024
  • 0

Afhayeenka Qaramada Midoobay Stephane Dujarric ayaa sheegay in ugu yaraan hal milyan oo ruux oo ku nool Bartamaha iyo Koonfurta Qaza ee dalka Falastiin ay […]

Wasaaradda caafimaadka ee Qaza oo eedeyn u jeedisay Israa’iil
  • CAALAMKA
  • WARARKA MAANTA

Wasaaradda caafimaadka ee Qaza oo eedeyn u jeedisay Israa’iil

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 6, 2024
  • 0

Wasaaradda caafimaadka ee Qaza ayaa ciidamada militariga ee Israa’iil ku eedeysay in ay diideen isku dubaridka sidii meelaha ka tirsan Koonfurta Marinka Qaza ay u […]

Tiro ka badan 5 qof oo lagu dilay Daanta Galbeed
  • CAALAMKA

Tiro ka badan 5 qof oo lagu dilay Daanta Galbeed

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 5, 2024
  • 0

Ugu yaraan 5 qof ayaa lagu dilay weerar ay Israa’iil u adeegsatay diyaarad aan duuliye lahayn. Weerarka ayaa lala eegtay baabuur marayay magaalada Tubas ee […]

Maraykanka oo dacwado ka gudbiyaay mas’uuliyiinta Xamaas
  • CAALAMKA

Maraykanka oo dacwado ka gudbiyaay mas’uuliyiinta Xamaas

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 4, 2024
  • 0

Waaxda arrimaha cadaaladda ee Maraykanka ayaa shaacisay in mas’uuliyiinta ururka Xamaas ee dalka Falastiin ay ku soo oogaysa dacwado ku saabsan in ay 7-dii bishii […]

Ciidamada Israa’iil oo 8 qof ku dilay Qaza
  • CAALAMKA

Ciidamada Israa’iil oo 8 qof ku dilay Qaza

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 3, 2024
  • 0

Ciidamada militariga ee Israa’iil ayaa 8 qof ku dilay xerada qaxootiga ee Jabalia ee Qaza. Dadkan ayaa la bartilmaameedsaday xilli ay saf ugu jireen in […]

129 ruux oo loogu dilay jamhuuriyadda dimuqraadiga Congo ee (DRC)
  • CAALAMKA

129 ruux oo loogu dilay jamhuuriyadda dimuqraadiga Congo ee (DRC)

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 3, 2024
  • 0

Maamullada jamhuuriyadda dimuqraadiga Congo ee (DRC) ayaa sheegay in 129 ruux la dilay xilli ay isku dayeen in ay ka baxsadaan xabsiga dhexe ee Makala […]

Brazil oo ayiday xayiraad la saaray barta X
  • CAALAMKA

Brazil oo ayiday xayiraad la saaray barta X

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 3, 2024
  • 0

Dhammaan 5-ta garsoorayaal ee maxkamadda ugu sarreysa dalka Braziil ayaa ayiday amar gudaha waddankaasi looga mamnuucay barta X ee Elon Musk. Amarkan ayaa dhaqan galay […]

Iiraan oo war cusub ka soo saartay shilkii uu Raisi ku geeriyooday
  • CAALAMKA

Iiraan oo war cusub ka soo saartay shilkii uu Raisi ku geeriyooday

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 2, 2024
  • 0

Dowladda dalka Iiraan ayaa sheegtay in baaritaan lagu sameeyay shilkii diyaaradeed ee dhacay bishii Shanaad ee sanadkan lagu ogaaday in ay sababtay cillad dhanka cimillada […]

Ugu yaraan 2 ka mid ah ciidamada Israa’iil oo lagu dilay Daanta Galbeed
  • CAALAMKA

Ugu yaraan 2 ka mid ah ciidamada Israa’iil oo lagu dilay Daanta Galbeed

  • Abdulkadir Mohamed
  • September 1, 2024
  • 0

Waxaa lagu soo warramayaa in ugu yaraan labo ka mid ah saraakiisha ammaanka ee Israa’iil lagu dilay toogasho ka dhacday magaalada Hebron ee Daanta Galbeed […]

Koronto la’aan saameysay Venezuela
  • CAALAMKA

Koronto la’aan saameysay Venezuela

  • Abdulkadir Mohamed
  • August 31, 2024
  • 0

Waxaa lagu soo warramayaa in koronto la’aan ay saameysay qaybo badan oo ka mid ah dalka Venezuela. Maamullada waddankaasi ayaa sheegay in dhagar qabayaal ay […]

Posts navigation

Older posts
Newer posts
Copyright © [2024] [Saxaafad.com] Theme: Main News By Adore Themes.