Skip to content

SAXAAFAD.COM

Wararkii ugu dambeeyey ee Dalka & Dibada

Category: CAALAMKA

  • Home
  • CAALAMKA
  • Page 4
WFP oo xannibtay dhaqdhaqaaqa shaqaalaheeda ee Marinka Qaza
  • CAALAMKA

WFP oo xannibtay dhaqdhaqaaqa shaqaalaheeda ee Marinka Qaza

  • Abdulkadir Mohamed
  • August 30, 2024
  • 0

Barnaamijka Cunnada Adduunka ee (WFP) ayaa shaaciyay inuu hakiyey dhaqdhaqaaqa shaqaalihiisa ee Marinka Qaza. Xannibaaddan ayaa jiri doonto ilaa wargelin dambe. Tani ayaa timid ka […]

Israa’iil oo loogu baaqay in duullaanka Qaza  aynan ku sii ballaarin Daanta Galbeed
  • CAALAMKA

Israa’iil oo loogu baaqay in duullaanka Qaza aynan ku sii ballaarin Daanta Galbeed

  • Abdulkadir Mohamed
  • August 29, 2024
  • 0

Madaxa siyaasadda dibadda ee Midowga Yurub ,Josep Borrell ayaa Israa’iil ugu baaqay in duullaanka militari ee ay tan iyo bishii Tobnaad ee sanadkii hore ay […]

Namibiya oo iska diiday In dalkeeda u noqdo maarin Israa’iil hub loo maariyo
  • CAALAMKA

Namibiya oo iska diiday In dalkeeda u noqdo maarin Israa’iil hub loo maariyo

  • Abdulkadir Mohamed
  • August 28, 2024
  • 0

Markab ay mas’uuliyiinta Namibia uga shakiyeen inuu sido shixnad milateri oo ay Israa’iil ugu talo-gashay dagaalka ka socda Qaza ayaa laga hor istaagay inuu ku […]

Tiro ka badan 9 qof oo lagu dilay Daanta Galbeed
  • CAALAMKA

Tiro ka badan 9 qof oo lagu dilay Daanta Galbeed

  • Abdulkadir Mohamed
  • August 28, 2024
  • 0

Weerar ay ciidamada militariga ee Israa’iil ka fuliyeen Daanta Galbeed ee la haysto ee dalka Falastiin ayaa lagu dilay in ka badan 9 ruux. Duqeymaha […]

Israa’iil oo wali duqeymo culus ka wado bartamaha Maarinka Qaza
  • CAALAMKA

Israa’iil oo wali duqeymo culus ka wado bartamaha Maarinka Qaza

  • Abdulkadir Mohamed
  • August 27, 2024
  • 0

Waxaa wali sii xoogeysanaya weerarrada ay taangiyada dagaalka ee Israa’iil ka gaysanayaan magaalada Deir el-Balah ee bartamaha maarinka Qaza. Sidoo kale bambooyin lagu bartilmaameedsaday xerada […]

Tiro ka badan 60 qof oo ku dhintay biyo xireen ku dumay Dalka Suudaan
  • CAALAMKA

Tiro ka badan 60 qof oo ku dhintay biyo xireen ku dumay Dalka Suudaan

  • Abdulkadir Mohamed
  • August 27, 2024
  • 0

Waxaa la xaqiijiyay dhimashada ugu yaraan 60 ruux ka dib markii uu biyo xireen ku dumay Waqooyiga Bari ee dalka Suudaan. Tani waxaay imaanaysa iyadoo […]

Dowladda isutagga imaaratka oo isha ku heyso tallaabadii lagu xiray madaxa Telegram
  • CAALAMKA

Dowladda isutagga imaaratka oo isha ku heyso tallaabadii lagu xiray madaxa Telegram

  • Abdulkadir Mohamed
  • August 27, 2024
  • 0

Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta ee UAE-da ayaa sheegtay in ay si dhow ula socoto xariggi ay maamullada dalka Faransiiska u gaysteen aasaasaha ahna madaxa fulinta […]

QM oo dalbatay in la joojiyo xiisadda Israa’iil iyo Xisbullah
  • CAALAMKA

QM oo dalbatay in la joojiyo xiisadda Israa’iil iyo Xisbullah

  • Abdulkadir Mohamed
  • August 27, 2024
  • 0

Xoghayaha Guud ee qaramada midoobay Antonio Guterres ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo xiisadda sii kordhaysa ee u dhexeysa Israa’iil iyo ururka […]

Musharraxa Xilka Midowga Afrika ee dalka Kenya oo maanta si rasmi ah loo shaacinayo
  • CAALAMKA

Musharraxa Xilka Midowga Afrika ee dalka Kenya oo maanta si rasmi ah loo shaacinayo

  • Abdulkadir Mohamed
  • August 27, 2024
  • 0

Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto ayaa lagu wadaa inuu maanta aqalka madaxtooyada ee State House ee magaalada Nairobi inuu si rasmi ah ugu shaaciyo ama […]

  • BREAKING NEWS
  • CAALAMKA
  • ENGLISH NEWS
  • FALANQEYN
  • WARARKA MAANTA

Kooxda Al-Shabaab ayaa bilowday qorshe culus oo dhaqaale ay uga sameyneyso dadka reer Miyig

  • Abdulkadir Mohamed
  • August 27, 2024
  • 0

Kooxda Al-Shabaab ayaa bilowday qorshe culus oo dhaqaale ay uga sameyneyso dadka reer Miyiga ah ee dhaqda Geela, kuwaas oo dhibaato badan ay ku heyso […]

Posts navigation

Newer posts
Copyright © [2024] [Saxaafad.com] Theme: Main News By Adore Themes.