Xildhibaan Hore mudane Cabdulaahi Raage Xuseen oo kasoo jeeda deegaanada Galmudug haatanna ku sugan dalka Boqortooyada sucuudiga waxaana shir jaraa’id uu halkaasi ku qabtay waxa […]
Category: WARARKA MAANTA
SHABAB oo Askareeyey Caruur farabadan & Qeylodhaan xoog oo asoo baxeysan
Sida aan ku heleyno wararka ka imaanaya deegaanada Kooxda argagaxisada ah ee shabab ee kusugan yihiin ayaa sheegaya iney askareeyeen caruur farabadan oo degan gobolka […]
Shir looga hadlaayo Gaaritaanka Heshiis Bulsho iyo Sare u qaadidda dakhliga gudaha oo ka furmay Magaalada Muqdisho
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi uga furay shir heerkiisu sareeyo oo lagaga arrinsanayo qorshaha gaaritaanka Heshiis […]
Maxkamada Sare ee Somaliland oo Go’aan kasoo Saartay Natiijada Doorashada
Maxkamada Sare ee Somaliland ayaa ku dhawaaqday in natiijada ay guddida doorashooyinku kasoo saareen doorashadii madaxtooyada ee dhacday 13 November ay ansaxtahay. Sida lagu sheegay […]
Maxkamadda gobolka Banaadir oo Waaran soo qabasho ah u jartay Axmed Madoobe
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa goordhaw soo saartay waaran lagu soo xirayo Axmed Maxamed Islaam, Axmed Madoobe oo 25-kii bishaan dib loogu doortay madaxweynaha maamulka Jubbaland, […]
Xildhibaanada labada Gole oo ansixiyay guddiga doorashooyinka
Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan wadajir ah ayaa ansixiyay Xubnaha guddiga madaxa-banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha. […]
Jubbaland oo waaran soo qabasho ah u jartay Madaxweyne Xasan Sheekh
Maxkamadda Darajada koobaad ee Degmada Kismaayo ayaa soo saartay waaran soo qabasho iyo horkeenis Maxkamadeed ah oo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ina Suuban Sabriye […]
Sheekh Sharif iyo Xasan Cali Kheyre oo soo dhoweeyay xildhibaanada cusub ee Jubaland
Xisbiga Himilo Qaran oo uu hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Sharif Sheekh Axmed ayaa hambalyo u diray Baarlamaanka 3aad ee Dowlad Goboleedka Jubaland oo […]
Baarlamaanka Puntland oo taageeray xildhibaanada cusub ee Jubbaland
Warsaxaafadeed kasoo baxay Golaha Wakiilada Puntland ayaa looga hadlay xulista xildhibaanada cusub ee Jubbaland oo shalay lagu dhaariyay magaalada Kismaayo. Ugu horeyn Baarlamaanka Puntland […]
Badbaado Qaran 2 oo loogu dhawaaqi rabo
Waxaa cirka isku shareertay xiisadda ka dhalatay qorshaha doorasho ee uu rabo madaxweyne Xasan Sheekh, kadib markii uu shalay baarlamaanka marsaday sharciga dhismaha guddiga doorashooyinka […]