Xildhibaan Hore mudane Cabdulaahi Raage Xuseen oo kasoo jeeda deegaanada Galmudug haatanna ku sugan dalka Boqortooyada sucuudiga waxaana shir jaraa’id uu halkaasi ku qabtay waxa uu uga hadlay xaalada dalka uu marayo , arimaha doorashooyinka & heshiiskii itoobiyada & Somaliya.
Xildhibaanka ayaa sheegay waqtigan dowlada Somaliya ay tahay mid si weyn uga shaqeysay qaabka loo fulin lahaa hadalkii & balanti madaxweyne xasan sheekh ee ku aadan in dalka loo diyaariyo doorasho qof & qof ah .
Xildhibaanka ayaa geesta kale bogaadiyey Guusha laga gaaray heshiiski Itoobiya & somaliya & ogolaanshaha itoobiya marinbadeedka.
Waxa sidoo kale uu weerar ku qaaday siyaasiyiinta mucaaaradka uu sheegay ineysan diyaar uy aheyn in shacabka ay soo doortaan qofka ay u arkaan cida iney utalin karto ama ay soo doortaan cida ay doonaan hadaba wareysigan oox iiso leh hoos kadaawo.