Ugu yaraan 4 ruux ayaa lagu dilay Daanta Galbeed ee la haysto ee dalka Falastiin. Tani ayaa timid ka dib markii ay halkaasi weerarro ka […]
Wararkii ugu dambeeyay Safaarka R/W Xamza ee Baydhabo
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane XamZa Cabdi Barre oo uu Wehliyo Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa si Wadajir […]
Booliiska gobolka Banaadir oo gacanta kusoo dhigay koox ku eedeysan dil iyo kisas kale
Taliska qeybta guud ee Booliiska gobolka Banaadir ayaa howlgalo ay ka sameeyeen qeybo ka mid ah degmooyinka magaalada Muqdisho kusoo qabqatay kooxaha Muqdisho ka dhex […]
Maleeshiyaad hubeysan oo gobolka Galgaduud ku dilay Nin iyo Xaaskiisa
Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in inta u dhaxeysa magaaloyinka Cadaado iyo Godinlabe Xalay Maleeshiyaad hubeysan ay ku dileen nin iyo Xaaskiisa. Marxuumka […]
Iiraan oo ballan qaadday in ay ka falcelin doonto xayiraadda reer galbeedka
Dowladda dalka Iiraan ayaa cambaareysay eedeyn ay u jeediyeen waddamada reer galbeedka oo ah in ay gantaallada riddada gaaban siisay Ruushka si uu ugu adeegsado […]
Somaliland oo qaaday talaabo ka dhan ah Dowlada Masar
Xukuumada Somaliland ayaa ku dhawaaqday in ay xidhay Maktabad ay Masaaridu ku lahaayeen Hargaysa, iyadoo sheegtay in is afgaradkii ay la gaadhay Itoobiya uu guul […]
Ciidanka PSF oo ku amray dadka deggan garoonka diyaaradaha boosaaso inay ka fogaadaan
Taliska ciidanka amniga Puntland ee loo yaqaan PSF ayaa ku amray dadka deggen agagaarka garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso inay isaga fogaadaan, kadib markii ay […]
Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Putland oo ka digaay shidaal ka qoodista gobolka Sool
Madaxweyne ku xigeenkii hore ee maamulka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa ka hadlay war kasoo baxay wasiirka Batroolka Soomaaliya oo sheegay in la saxeexay […]
Raysal wasaare Xamse oo gaaray magaalada Baydhabo
Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goordhaw gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta ku meel gaarka maamulka Koonfur Galbeed. […]
Ruushka iyo Shiinaha oo si wadajir ah u sameyn doono dhoollotus
Wasaaradda difaaca qaran ee Shiinaha ayaa shaacisay in laga billaabo bishan ay iyadoo kaashanaysa Ruushka sameyn doonaan dhoollotus dhanka hawada iyo badda ah. Wasaaradda ayaa […]