Dowlada Jabuuti ayaa sheegtay in anay Itoobiya siin doonin deked ay 100% maamulkeeda yeelato, lakiin ay rabto in heshiis ganacsi ay Itoobiya kula gasho dekeda […]
Ciidamada Itoobiya oo dhaqdhaqaaqyo ciidan ka wada gobolka Gedo
Ciidamada Itoobiya ayaa lagu soo waramayaa inay la wareegeen dhammaan garoomada diyaaradaha ee gobolka Gedo ee dalka Soomaaliya, kuwaas oo ay ka mid yihiin garoomo […]
Mw Xasan Sheekh oo u hambalyeeyay madadweynaha dib loo doortay ee Aljeeriya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha Aljeeriya, mudane Cabdulmajiid Tabbuun, isagoo ugu hambalyeeyey dib-u-doorashadiisa. Labada Madaxweyne […]
Aadan Madoobe oo ku wajahan Magaladda Baydhabo+ujeedada
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa la filayaa inay booqasho ku tegaan magaalada Baydhabo ee xarunta […]
Guddiga dib u heshiisiinta BFS oo la kulmay xubno ka socday W/ Arrimaha Gudaha
Guddiga xaqiiqa raadinta, Dib U Heshiisinta Iyo Hanti Isu celinta ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la kulmay xubno ka socday Wasaarada […]
Maamulka gobolka Banaadir oo wareejiyay deeq loogu talagalay ciidanka Xoogga
Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa Deeq ka kala timid Maamulada iyo Bulshada Degmooyinka Gubadleey, Kaaraan, Shibis […]
Golaha Shacabka ee Soomaaliya oo maanta kulmaya kadib 3 jeer uu baaqday
Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo fadhiyadooda la baajiyey saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay, waxaana dhammaan Xildhibaanada lagu wargeliyay inay soo xaadiraan. Baajinta kulamadii hore ayaa […]
Wasiirrada caafimaadka dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo muujiyay cabasho ka dhan ah wasaaradda caafimaadka DFS
Wasiirada Caafimaadka Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa ku eedeeyay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya inay meesha ka saartay wadashaqayntii ay la lahayd dowlad goboleedyada iyo gobolka […]
Ra’iisul Wasaaraha Lebanon oo cambaareeyay weerar ay Israa’iil fulisay
Ra’iisul Wasaaraha dalka Lebanon Najib Mikati ayaa si kulul u cambaareeyay weerar ay Israa’iil ka gaysatay Koonfurta waddankaasi. Waxaa falkaasi lagu dilay saddex ka mid […]
Dibadbaxyo ka dhan ah Natanyahu oo ka dhacay Israa’iil
Waxaa waddooyinka kala duwan ee Israa’iil ka dhacay dibadbaxyo ay ka qayb qaateen qiyaastii 750,000 oo ruux. Shacabka ayaa xukuumadda Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu ku […]