Wasiirka arrimaha gudaha dowlad goboleedka Puntland Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa sheegay, dowladda Masar inay danaheeda gaar ah ka leedahay faragelinta arrimaha Soomaaliya, wuxuuna sheegay […]
Dagaal beeleed khasaare uu ka dhashay oo ka dhacay gobolka Galgaduud
Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal beeleed geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, kaasoo ka dhacay deegaano hoostaga degmada Caabudwaaq. Dagaal beeleedka ayaa […]
Duqeymo diyaaradeed oo ka dhacay xadka gobolada Galgaduud iyo Shabeellaha Dhexe
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeyn diyaaradeed oo saacadahii lasoo dhaafay lala eegtay goobo ay ku sugnayeen xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab oo ku […]
Ciidamada Israa’iil oo 8 qof ku dilay Qaza
Ciidamada militariga ee Israa’iil ayaa 8 qof ku dilay xerada qaxootiga ee Jabalia ee Qaza. Dadkan ayaa la bartilmaameedsaday xilli ay saf ugu jireen in […]
129 ruux oo loogu dilay jamhuuriyadda dimuqraadiga Congo ee (DRC)
Maamullada jamhuuriyadda dimuqraadiga Congo ee (DRC) ayaa sheegay in 129 ruux la dilay xilli ay isku dayeen in ay ka baxsadaan xabsiga dhexe ee Makala […]
Brazil oo ayiday xayiraad la saaray barta X
Dhammaan 5-ta garsoorayaal ee maxkamadda ugu sarreysa dalka Braziil ayaa ayiday amar gudaha waddankaasi looga mamnuucay barta X ee Elon Musk. Amarkan ayaa dhaqan galay […]
Putland oo ku dhawaaqday go’aan culus oo ka dhan Itoobiyaanka Ku nool Magaaladda Garowe
Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cabdiraxmaan Abshir (Qaanqaa) ayaa sheegay sababaha dalkooda loogu celinayo Qaxooyiga Itoobiyaanka eek u sugan Garowe in ay tahay, walwal ay ka qabaan […]
Burcad dadka Shacabka ah dhac u gaysan jiray oo gaacnta lagu dhigay
Booliska Gobolka Banaadir ayaa guul weyn ka gaaray howlgal ka dhan ah burcadda dhibaatada ku haysa shacabka, iyaga oo gacanta ku dhigay saddex nin oo […]
Xiisad ka dhalatay Xarigga Xildhibaan maxamed Abiib oo ka taagan Gobalka Awdal
Xiisad culus ayaa saaka laga dareemayaa Gobolka Awdal, kaddib xariggii xildhibaan Maxamed Abiib, taasoo abuurtay kacdoon iyo caro xooggan oo ka taagan magaalada Boorama iyo […]
Cumar Cabdirashiid.”waa wax laga xishoodo in qof Soomaali ah uu difaaco damaca Itoobiya ee dhul-kororsiga ah”.
Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo qoraal kooban soo saaray ayaa si adag uga hadlay qorshaha bixitaanka ciidamada howlgalka ATMIS, […]