Dowladda Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii shalay lagu qaaday warshadaha hawada sare ee dalka Turkiga (TUSAS) ee magaalada Kahramankazan ee magaalada Ankara, kaasoo […]
Soomaaliya oo loo ansixiyay Mashruuc ku kacaya 100 Milyan oo doolar
Guddiga sare ee sanduuqa taakulada Qaramada Midoobay u qaabilsan gacan siinta dowladaha la dagaalamaya Isbadalka Cimilada ayaa Soomaaliya u ansixiyay lacag gaareysa 100 Milyan oo […]
Xildhibaanada kasoo jeeda SSC- Khaatumo oo ka cudur daartay inay kasoo qeyb galaan wadatashiga Puntland ugu yeertay
Xildhibaanada labada aqal ee kasoo jeeda degaanada SSC-Khaatumo ayaa ka cudur daartay inay kasoo qeyb galaan wadatashiga uu maamulka Puntland ugu yeeray inay ku yimaadaan […]
Soomaaliya iyo Kenya oo kala saxiixday heshiis ka koobay 4 qodob
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaba gabeeyay safar shaqo oo uu ku joogay dalka Kenya, halkaas oo uu kulan kula […]
Hay’adda Duulista oo beenisay in mid kamid ah diyaaradaha DF ay shil gashay
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa qoraal ay soo saartay shacabka Soomaaliyeed kula wadaagtay in uusan jirin shil diyaaradeed oo ka dhacay dalka, Hay’adda ayaa been […]
Ujeedka Safarka Madaxweyne Xasan Sheekh ee Dalka Kenya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray dalka Kenya. Waxaana la qorsheynayaa in uu wadahadallo la yeesho dhiggiisa dalka kenya William Ruto. […]
Xukuumadda Soomaaliya oo yeelatay ra’iisul wasaare ku xigeen labaad
Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre waxaa maanta ku soo biiray xubno cusub oo ka mid noqon doona Golaha Wasiirrada, kuwaas oo gaaraya 10 xubnood […]
Aadan Madoobe oo dadaal geliyay in beeshiisu hesho R/W ku xigeenka labaad
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa dadaal badan ku bixiyey sida ay Shabelle ogaatay in Beesha uu ku metelo Siyaasada ee […]
Itoobiya oo xukun ku riday in ka badan 50 Al-Shabaab ah oo dagaal lagu qabtay
Maxkamad ku taalla dalka Itoobiya ayaa 60 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab waxay ku xukuntay xabsi u dhaxeeya 2 ilaa 18 sano kaddib markii lagu […]
Ciidamada ammaanka oo howlgal culus ka sameeyay magaalada Muqdisho
Ciidamada ammaanka ee dowladda ayaa xalay howlgal ballaaran waxa ay ka sameeyeen qeybaha kala duwan ee xaafadaha degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir. Howlgalkan ayaa ahaa […]