Sida aan ku heleyno wararka ka imaanaya deegaanada Kooxda argagaxisada ah ee shabab ee kusugan yihiin ayaa sheegaya iney askareeyeen caruur farabadan oo degan gobolka shabeelada hoose.
wararka waxa ay sheegayaan iney kooxaha shabab maleeshiyaad kasocday ay tageen deegaano dhowr ah oo ay ku noolaayeen dad beeraley ah kuwaas oo ay ku qasbeyn qoys kasta inmey keenaan 2 wiil.
wararka ayaa intaasi kudaraya iney caruurta ayka wateen deegaanada Marka , shalanbood & Meelo kale ay
hore ayaa Warbixintan Amnesty International ay uga hadleyso xaaladda caruurta Soomaaliyeed ay soo saartay, caddeymaha ay cuskaneyso waxay ka soo ururisay inka badan 200 oo oo qaxooti Soomaaliyeed, oo caruur iyo qaan-gaarba leh oo ku jira xeryo ku yaalla Kenya iyo Djibouti. Badi dadkii ay wareystay waxay sheegeen in Soomaaliya ay uga soo carareen si ay uga baxsadaan in kooxaha hubeysan ay askareeyaan. RIIX HALKAN
Kooxdan argagaxisada ah ayaa hore ugu xad gudubtay xeerka caalamiga ah ee ilaalinta caruurta & xuquuqdooda (SEEMORE)
Abdulkadir Mohamed
Mogadishu Somalila